Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Madaxweyne farmaajo oo si kulul uga hadlay Qaraxii Shacabka Lagu laayay

xxxxx

Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay dadka ku geeriyooday Qaraxa maanta Argagixisada ay ku laayeen dadka maatada ah. Sidoo kale Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay Qaraxan oo dhamaantood ah dad shacab ah. “Qaraxii ka dhacay suuqa kaawo-godey ee Degmada Wadajir wuxuu cadeyn u yahay bahalnimada ...

Read More »

Aragtideyda doorashada cid uma aan gefin W/D: Mascuud Warsame

20161028_160957

Maanta waxay aheyd maalin taariikh u ah shacabka Soomaaliyeed, muddo badan ayaa la sugayey isbedelka weyn ee dhacay inkastoo filimkaan daawashadiis bilow nagu aheynin haddana siba si ayay inoo dhaanta, sida aan ognahay marar badan ayaa dib u dhac ku yimaaday arrinta doorashada Soomaaliya gaar ahaan mida guddoonka Baarlamaanka iyo tan Madaweynaha oo ah labada ugu muhiimsan marka laga reebo ...

Read More »

Dhageyso: Cabdi Qaybdiid oo shaaciyey Musharax uu Codkiisa Siinayo

qeybdiid1

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo kamid ah hogaamiyayaashii soo maray Galmudug haatana kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa fariin u diray golayaasha barlamaanka. Cabdi Qaybdiid ayaa ugu baaqay xildhibaanada labada aqal inay doortaan qof dalka ka saari kara xaaladda uu kusugan yahay aysana fiirin dhaqaale ay ka qaataan musharixiinta loolamaya. Halkaan ka Dhageyso 

Read More »

Itoobiya oo soobandhigtay Qorshe ay ku hor joogsanayso Musharixiinta Beelaha Daarood una Gudbisey…

SHARIIF-IYO-TEDRUS

Wararka hoose ee naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in ay Xukuumada dalkaas u soo bandhigtay Hogaamiyaasha Koonfur Galbeed, Galmudug & HIRSHABEELE qorshe ku aadan sidii loola dagaalami lahaa musharaxiinta ka soo jeeda Beesha Daarood, sidii aysan u noqon laheyn Madaxweyne-nimada Soomaaliya. Ilo ku dhaw dhaw wararkan ayaa sheegaya in ay Addis Ababa xooga saarayso in mar kale ...

Read More »

Daawo: Musharax Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula Kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Jubaland laga soo Doortay.

IMG-20161228-WA0033

    Muqdisho, 29, Sept, 2016 – Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxaa uu Qado sharaf ugu sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee Jubalandlaga soo Doortay, waxaana uu qadada kaddib Hadal Dhiiri Galin ah ka Jeediyay Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Musharaxa ayaa Sharaxaad ka bixiyay hadafkiisa siyaasadeed, iyo waxyaabaha uu qaban-doono waxaa uu yiri “Dalkaan 16sano ...

Read More »

Runtii ii darneyd!! W/Q Nafisa Xaashi Cali

14729291_1232388463479109_6150798192257275981_n

Maalin annaga oo ah koox waayeel, dhallinyaro, rag iyo dumarba leh, ajaanib kala gadisanna isugu jirno, qof kastaana dan gooni ah uu u fadhiyo meel lagu nasto oo Tv wyn ka daaran yahay kanaalka {Channel} uu joogana uu ahaa AlJazeera qeybteeda afka Carabigaa, daqiiqado kadib ayaa lagaaray waqti wareedkii Tvga. Musigii astaanta u ahaa in wari soo galayo markii aan ...

Read More »

Salaadiinta Beesha Daarood oo ka digay Faragelinta Itoobiya ay ku hayso Doorashada Soomaaliya

Kulan Balaaran oo ka dhacay Magaalada Muqdisho oo ay ka soo qeyb galeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen Salaadiinta Beesha daarood ayey uga hadleen Faragelinta Dowladda Itoobiya ay ku hayso Doorashada Soomaaliya. Qaar kamid ah Salaadiinta Beesha Daarood oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku baaqay in deg deg Itoobiya ay u joojiso Faragelinta Doorashada Soomaaliya ...

Read More »

Musharax Madaxweyne Farmaajo oo si layaab leh uga hadlay Qaraxii Shalay Muqdisho ka dhacay

Farmaajo

Kenya-12-12-2016-Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed {Farmaajo}  oo  ah Musharax Madaxweyne ee Sanadkaan horayna u soo noqday Ra’iisal Wasaarihii Dowladadii KMG aheyd  ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii Shalay ka dhacay Muqdisho oo ay Sheegteen Al Shabaab. “Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajucuun, qoysaska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaan kaga tacsiyadeynayaa dadkii ku dhintay qaraxii Shalay ka dhacay ...

Read More »

Seefta Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Dul Hoganaysa Qaar Ka Tirsan Masuuliyiinta Ugu Tunka Weyn Xukuumadda Iyo Magacyada La Hadal Hayo, Aqri

sii

Sida ay iftiimiyeen Warar Lagu kalsoon yahay oo Xalay soo gaadhay Xafiiska Wargeyska Foore, Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa mar kale la filayaa inuu Seefta la dhex qaado Golihiisa Xukuumadda iyadoo la sheegay inay seeftani doorkan la tagayso qaarka mid ah wasiirada ugu tunka weyn Xukuumadiisa,iyadoo dhinaca kalena la sheegay in isku shaandhayntani kooban tahay islamarkaana qayb ...

Read More »