Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Deg Deg: Cabdiwali Gaas oo dhigay Shirqool uu Damacsanaa oo Fashilmay ,Sabab

gaas

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas uu Waday Qorshe uu ku doonayay in Shirka Madasha Qaran la fashiliyoislamarkaana lagu kala tago, Cabdiwali Gaas ayaa dhowr jeer diiday Qodobo Xiiso Leh oo Hogaamiyaasha Madasha ay keeneen kuwasi oo loo arkay Xalka looga Gudbi Karo is qab qabsiga hada ka dhex jira Madaxada Soomaalida. Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda ...

Read More »

Gudoomiye Degmo Dadkiisi u xiiseen” Maxamed Yare “

Mohamed Ali Ahmed

MUQDISHO: Sanadkii 2011-kii Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya waxay sanadkaas Muqdisho Macsalaameenaysay Dagaalo Sanado badan soconayeen kuwaas oo ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed ALLAH ha u naxriisto dhamaantood, oo Maanta dalka iyo dadkaba u baahnaa ayna dagaaladaasi lahaayeem  Wajiya kala duwan oo aan jeclaysan in qoraalkayga Magacyada Wajiyadaas dagaal aan ku xuso xaalad Amni awgeed. Degmada Xamar ...

Read More »

Dhageyso: Galmudug oo eedeesay Puntland iyo Itoobiya Sababta Ogow

galmudug-flag-150x150

Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa lagu Aasay Labo Nabaddoon oo Qorax dhicii Shalay lagu dilay Magaalada,waxaana Dilkaasi geystay Koox Hubeysan oo watay Gaari Nuuca raaxada ah. Sidoo kale waxaa Maleeshiyadaas Rasaas ay fureen ku dhaawacmay 10 Ruux,waxaana ku jira Afar Dumar ah. Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Ee Maamulka Galmudug Mahad Cumar Cilmi oo Saaka la hadlay Idaacadda BBC-da ayaa sheegay ...

Read More »

Hogaamiyaal ka tirsan Al Shabaab oo lagu Dilay Deegaanka toora torow,Aqri Magacyadooda

al shabaab

Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa Captain Genever Derekiz ayaa sheegtay in ciidamada Mareykanka ay laba duqeyn ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya waqti hore oo todobaadkani waxana ku dhimatay afar qof oo xubin ka ahaa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Afhayeenka ayaa xaqiijisay in koox si aad ah u hubaysan oo dagaalamayaasha Al-shabab ay weeraren ciidamada isbaheysanaya ee ka qeyb qadanaya ...

Read More »

AMISOM oo sheegtay hadal farxad Galiyay Jubbaland

AMISOM4

Isagoo socdaalkiisii ugu horreeyey ku marayay Aagga Kismaayo, Taliyaha cusub ee Ciidanka AMISOM, Jeneraal Cusmaan Nuur Subagle, ayaa mar kale ku celiyay mawqifka AMISOM ee ku aaddan doorashooyinka soo socda, isagoo xusuusiyey ciidanka in doorkooda ugu wayn uu noqon doono ilaalinta goobaha doorashooyinka si looga hor-tago halisaha ammaan ee ka imaan kara Al-Shabaab, loona gaaro hannaan doorasho nabdoon. Taliyaha AMISOM ...

Read More »

Deg Deg: Khaliif ka dhex dhashay Madaxda Shirka ku leh Magaalada Muqdisho iyo shirka oo lagu kala kici rabo

DEGDEG

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa galay maalintii Saddexaad, iyadoo durbaba uu  soo baxayo kala-taagnaan iyo is qab qabsi u dhaxeeya Madaxda, kamana muuqan furitaankii shirka wax waji furnaan ah iyo dhoola cadeyn, sida looga bartay shirarkii hore ee Madasha Go’aanada shirka laga fili karo ayaan aheyn mid si deg deg ah ku imaan doona, maadaama Madaxdu ay labo labo isku heystaan, ...

Read More »