Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Qaxooti Soomaaliyeed oo nolasha Kenya ka doorbiday tan Soomaaliya.

qaxootiga-

Diyaarad siday ugu  yaraan 60 Ruux oo Qaxooti Soomaaliyeed ah islamarkaana laga soo qaaday Xeryaha Qaxootiga ee Kenya ayaa maanta ka soo dagatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socotay Hay’adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. Qaxootiga Soomaliyeed ee ...

Read More »

Yuusuf Garaad oo Qormo ka diyaariyay Taarikhdii Wariye Cawke.

Cawke

Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay.  Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in qoro wax ka qoro Cawke aniga oo adeegsanaya fal tagto ah sida wuxuu ahaa… Xaqiiqadu  waxay tahay Axmed in uu ahaa nin mihnaddiisa ku sameeyay magac aad u weyn, magaca ugu ...

Read More »

Raysilwasaraha oo lagu soo dhaweyay Baydhabo

cumar

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaaalada Baydhbo ee xarunta gobolka Bay ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad goboleedkada Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ay gareen garoonka diyaaradaha ee Baydhabo waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka ...

Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo shir uga qeybgalay Kuwait

maareye

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” iyo wefdi agaasimeyaal ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Kuwait ayaa maanta halkaasi uga qeyb galay munaasabad lagu daah furayay bandhigga buugaagta oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Kuwait. Wafdiga Wasiirka Warfaafinta ayaa waxaa xarunta ku soo dhaweeyay dhigiisa Warfaafinta ee ...

Read More »

Wafdigii Gaaray B/Xaawo oo beeniyay in Darbi laga dhisay Xadka.

wafdiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo ka kooban Guddiyada Baarlamaanka ee Difaaca, Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha iyo Guddigga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka saraakiil iyo Khubaro, xubno ka socday Maamulka Jubbaland oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa booqasho  qaadatay labo maalin oo loogu kuur geliyey xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaanka ...

Read More »