Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu Dhawaaqay

Doorasho3

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Muxammad Sh. Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Koonfur-Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh ...

Read More »

Deg Deg: Aqri War murtiyeedka Madasha Wada-tashiga Qaran ka soo saareen Doorashada 2016

Deg deg

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Muxammad Sh. Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Koonfur-Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh ...

Read More »

Sawiro:- Danjiraha Cusub ee Yaman oo Waraaqihiisa aqoonsiga looga Gudoomay Dalka Sucuudiga…….

IMG-20161207-WA0028

Danjiraha Cusub ee Dowlada  Somaliya dhawaan u magacaabay Dalka Yaman Danjire Cabdulaahi Xaashi Shuuriye ayaa Rasmi ahaan ah Nuqulka Waraaqaha Aqoonsiga ee Danjirenimo Ugudbiyey Wasiirku Xigeenka Arimaha Dibada Dalka Yaman Dr Mansuur Cali Bagaash. Hadaba Munaasabada Gudbinta Nuqulka Waraaqahaasi aqoonsiga danjirenimo oo ka dhacday Xafiiska Wasiirka Kuxigeenka arimaha Dibada Ee dalka Yaman uu ku leeyahay Magaalada Riyaad ayaa Waxa ay ...

Read More »

Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo U Xukuntay Caasho Xuseen Fiidow Wakiil Ahaanshaha Dhulaal Magaalada Muqdisho Ku Yaala

top-news1

Maama Caasho Xuseen Fiidow oo ah wakiilka hantida dhaxaltooyada ah ee uu ka geeriyooday seygeeda Allaha u naxariistee Abshir Cusmaan Xuseen oo ka mid ahaa saraakiishii ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo la hadashay warbaahinta ayaa  Sheegtay  in waxba kama jiraan ay tahay war ay baahisay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho oo lagu been sheegayo shaqsiyadeed in ay rabto in ...

Read More »

Salmaan Waa Saxafi Soomaaliyeed W/D: Mascuud Warsame isxaaq

15073538_1141453595950173_5986125427454960047_n

Dhamaadkii Sannadkii 2010-kii ayaa si lama filaan ah isku baranay Saaxib Soomaalida oo idil aad ugu qaalisan Salmaan Jamaal Saciid oo bulshada Soomaaliyeed dal iyo dibad ku noolba aad u wada jecel yihiin sida ugu heelan yahay Taakuleynta dadka danta yar, ka shaqeynta Nabada iyo Waliba Midnimada Umadda Soomaaliyeed.   Salmaan inta aan baran waxaan Codkiis ka dhegaysan Jiray idaacada ...

Read More »

Dhageyso: Caasho Xaaji Cilmi oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ay diideen in ay soo gasho Aqalka Hoose

Asha_Haji_Elmi

Xildhibaanada Caasho Xaaji Cilmi oo ah Marwada Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kan Galmudug ay diiden in ay ka mid noqoto Xildhibaanada Cusub. Kulan ka dhacay Magaalada Cadaado aya arintaan looga hadlay waxaana la sheegay in  Kursiga Caasho xaaji la doonayo in Dad kale ay Xoog ku ...

Read More »

Aktarad Caan ah oo Sheegtay in Nafteeda halis ku jirto

mallika-sherawat-759

Sida uu baahiyay wargayska Le Parisien, aktarada caanka ah ee Bollywoodka Mallika Sherawat, ayaa isbuucaan lagu jirdilay magaalada Paris. Booliiska Faransiiska ayaa shaaciyay khamiistii in Mallika Sherawat, oo uu la socday saaxiibkeed kaas oo aan la sheegin magaciisa ay soo gaareen meel u dhaw Hotel-kii lagu weeraray isbuucyo ka hor Kiim Kaardshiyaan. Maalikaa iyo saaxiibkeed ayaa la sheegay inay weerar kala ...

Read More »