Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Musharax Faroole oo ka hadlay Dhibka ku dhacaya Marka uu Muqdisho Tago

faroole-1

Madaxweynihii hore ee  Puntland Dr, Cabdiraxmaan Faroole oo hadana ah musharax u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa ka codsaday taliska ciidamada Amisom iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya inay siiyaan ilaalo gaar ah oo suga amnmaankiisa inta lagu jiro olalaha doorashada. Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa lagu wadaa inuu dhawaan yimaado magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ka bilaabidoono barnaamijkiisa siyaasadeed ee ...

Read More »

Powerful explosion in Mogadishu Somalia

deg deg

Suicide bombings on Criminal investigation department, a police facility near the busy junction km4 in the heart of the capital Mogadishu just 5 minutes.   Powerful explosions heard followed by gunfire. A police officer told that a suspected militants have attacked the Criminal investigation department headquarter.   A black smoke seen rising from the area.

Read More »

Deg Deg:- Qaraxyo Is xig xiga oo lagu Weeraray Xarunta CID ee Muqdisho iyoRasaas laga dhex Maqlayo Xaruntaasi

deg-deg-ah1

Qaraxyo is xig xiga ayaa lagu Weeraray Xarunta Dambi baarista Ciidanka Booliska ee CID,taas oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Dabley Hubeysan ay Qaraxyada ka dib Weerar toos ah ku qaadeen,waxaana la maqlayaa Rasaas dhaceysa. Waxaa istaagay isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha,iyadoo Wadada Maka-almukarama ee halkaa marta ay tahay mid si weyn loo isticmaalo. ...

Read More »

Dhageyso: Dowlada Turkiga oo Mar kale soo Afjartay Jiritaanka Soomaaliland

saaaaaaa

Safiirka Dowlada Turkey ee Soomaaliya Amb.Olgan Bekar oo shalay Sheegay in aysan Aqoonsaneen Baasaboorka Soomaaliland islamarkaana ay u yaqaanaan ID-Card ayaa sidoo kale Soo hadal qaaday Wada Hadala Soomaaliya iyo Soomaaliland. Safiirka ayaa Carabka ku dhuftay in ay Diyar u yihiin dhex dhexaadinta Soomaaliya iyo Soomaaliland islamarkaan ay u arkaan Hal Dal oo kaliya Maadama ay dadkiisa isku mid yihiin. ...

Read More »

Dhageyso: Ciidamada Dowlada iyo kuwa Koonfurgalbeed oo Cashar u Dhigay Ciidamada Itoobiya

Ciidanka_Itoobiya_Baydhabo-620x330

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa Sheegaya in Ciidamada Dowlada Federaalka oo ay wehliyaan Kuwa Maamulka Koon furgalbeed ay Qabsadeen Deegaano kuyaal Gobolka  Bakool oo ay horay u Baneeyeen Ciidanka Itoobiya. Deegaanka Garasweyne oo Todobaadkii la soo dhaafay ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya oo ay la Wareegeen Al Shabaab ayaa waxaa la sheegayaan in ay qabsadeeb Ciidamada Dowlada iyo kuwa ...

Read More »

Dhageyso: Dagaal ka Dhacay Ceelbuur oo ay ku Dhinteen dad isla Dhashay

dagaal

Tuulada Ximcadde oo hoostagta Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay Galankii Dambe waxaa ka dhacay Dagaal u dhaxeeya Laba Beelood oo  wada dega Tuuladaasi. Wararka ayaa sheegaya in Dagaalkaasi ay ku dhinteen dad ku dhaw 10 Qof oo labada dhinac ah sida ay dad Goobjoogayaal ahg noo sheegeen Tuulada ayaa wali waxaa isku hor fadhiya Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay waxaana ...

Read More »