Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Dhageyso: Farmaajo oo Sheegay in Shirka Talo Qaran uu yahay Mid looga hadlayo Sidii uu ku soo laaban lahaa Xasan Sheekh iyo Xulufadiisa

Farmaajo

Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa sheegay in Shirka uu Muqdisho ka furay  Madaxweyen xasan Sheekh in uu yahay mid lagu Marin habaabinayo Shacabka Soomaaliyeed oo u diyaar Garoobay Doorashada Sanadkaan islamarkaana ay filanayaan isbadal Hogaan. Farmaajo ayaa dhanka kale sheegay in uu jiro Musuq Maasuq Baahnsan oo ay ku dhaqantay Dowlada hada jirta ee uu Xasan Sheekh Hogaaminayo Halkaan ...

Read More »

Daawo: Jennifer Lopez oo hal dhunkasho kaliya ku burburisay Nolasha Guurkeeda

jj

Fanaanada Jennifer Lopez oo ka qeybgaleysay barnaamijka abaalmarinada fanaaniinta Latin Ameerika kasoo jeeda ayaa xili ay masraxa saarneyd dhunkasho la wadaagtay seygeedii hore fanaanka Marc Anthony oo ay is fureen sanadkii 2014, Balse dhunkashadan ayaa sababtay in uu burburo gurigigii iyo noloshii guurka cusub ee  Marc Anthony  maadama uu lahaa xaas kale , balse haatan laga soo saaray aqalka kadib ...

Read More »

Ururka faanoole Human Rights oo sheegay in Jubaland ay ka dhaceen falal lid ku ah Xaquuqul insaanka

ka

Ururka Faanoole Human Rights oo ah Urur ka shaqeeya Arrimaha Xuquuqul insaanka ayaa markii ugu horeesay Shaaca ka qaaday,islamarkaana soo bandhigay arimo la xiriiro tacdiyo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya. Ururka ayaa shaaciyay in meelaha ugu badan ee tacadiga uu ka dhacay ay ka mid tahay deegaanada maamul gobaleedka jubaland. Karar Aadan Rukow oo ka mid ah saraakiisha ...

Read More »

Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa !

15049783_1154319094651718_1435454483_n

Hordhac Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse Sanco ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda Puntland State University (PSU), qoraalkani wuxuu si hufan u iftiiminayaa Qeexitaan cilmiyeed ka lacag, Dhaawaca shillinkeena maxaa sababay, maxaa guud ahaan lacag loo daabacaa, yaa leh dhaliisha daabacaada lacagta shilin soomaaliga, maxaase daawo u ah dhaawaca lacagteena. ...

Read More »

Deg Deg: Meydadka Askar ka tirsan Puntland oo Maanta Gaalkacyo laga helay

War Deg Deg ah Tabiye

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Meydadka illaa Afar Qof Maanta lagu arkay Galbeedka Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Goobihii ay ku dagaalameen Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug. Wariye Axmed Khaliif Geedi oo ka tirsan Radio Kulmiye oo maanta tagay Aagga lagu dagaalamay ayaa sheegay inuu soo arkay Meydadka illaa Afar Askari oo Tuute xirnaa ...

Read More »

Xog: Imaaraadka Musharaxee ayuu Madaxweyne la Rabaa?

556

Waxaa maalmahii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Abu Dhabi ee isu tagga imaaaraadka carabta madaxda dowlad goboleedyada JFS, halkaasoo looga arrinsanayay doorashada la filayo in ay dhawaan ka dhacdo magaalada Muqdisho iyo sidii ay saameyn weyn ugu yeelan lahaayeen dowladda Imaaraadka iyo Kenya. Shirkan oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka socda dalka Kenya ayaa waxaa uu ujeedka ...

Read More »

Deg Deg:- Ciidamada Galmudug oo Xoog ku soo Furtay Gabar Ajaanib ah oo lagu haystay Camaara

deg deg

Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug ayaa Xalay Howlgal ay ka fuliyeen Degaanka Camaara ee Gobolka Mudug,waxaa ay Xoog ku soo furteen Gabar Ajaanib ah oo Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ay ku haysteen Degaanka Camaara. Gabadha ay soo furteen Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug ayaa u dhalatay Wadanka Kenya,waxaana sidoo kale Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida ay gacanta ugu jirtay illaa 18 Bilood. Ciidamada ...

Read More »

Deg Deg: Jabuuti oo sheegtay Hadal Al Shabaab ka farxiyay, kana hor imaanaya Amniga Soomaaliya

War Deg Deg ah Tabiye

Muqdisho: Wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah isagoo ku hadlaayay afka xukuumada Jabuuti Maxamud Cali Yusuf waxa uu sheegay in dhaq dhaqaaqa Al-shabab ay u socoto naafeenta doorashada Soomaaliya ee bisha soo socota ka qabsoomi doonta wadanka iyagoona xoojinaya weeraradooda ka dhanka ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Maxamud Cali Yusuf oo wareysi siinayay Jariidada Horn Africa ayaa shaaca ka ...

Read More »

Magacyada Jilayaasha filimka K’naan ee ‘Mogadishu, Minnesota’ oo la shaaciyay.

5810d9f219d69

Filimka musalsalka ah ee la magac baxay  Mogadishu, Minnesota , uu soo saaray heesaaga  Soomaaliyeed ee K’naan Warsame oo dhawaan la jilayo ayaa jilayaasha filimkaasi dhigaayo  la magacaabay.  Soomaali iyo ajaanib badan ayaa ka qeyb galaya waxaana dadkii la magacaabay ka mid ahaa majaajiliistaha Soomaaliga ah ee Ingiriiska  ee Prince Abdi iyo sidoo kale haweeneyda caanka ah ee model ka ...

Read More »