Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ka Badbaaday isku Day Dil.

jig

Jig-jiga : Warar aan  helnay ayaa sheegayo in Xalay uu isku day dil ka badbaaday Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Wararka ayaa intasi ku Daraya in Madaxweynaha oo joogay Goob Baar ah xiligii Furka ay isku Dayeen Sedex Ruux oo la sheegay in ay ku Hubeesnaayeen Tooreeyo islamarkaana Doonayay in ay Dilaan. Ilaalada Cabdi Maxamuud Cumar ayaa arkay Kooxdaan waxa ...

Read More »

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qiyaanay Musharaxiinta Sanadkaan, isagana Mar kalana soo noqonaya

xasan

Muqdisho: Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Magacaabay Guddiyadda Doorashada Soomaaliya ee 2016. Tirada Guddiyada uu Madaxweynaha Soomaaliya Magacaabay oo aan weli la helin ayaa imaaneysa Xilli muran Xoogan uu ka dhashay Guddiyadii uu horey u Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Ee ay ku jireen Wasiiradda Xukumadda ka ...

Read More »

Roadside bomb blast kills 15 people outside Mogadishu. photo:

3

A roadside bomb in southern Mogadishu has killed at least 15 civilians traveling in a minibus witnesses said  on Thursday. According to local witnesses in Lafole outside Mogadishu,  the civilians were riding in a bus when the bomb it making the van to cut into two pieces. At least 7 seven others were wounded in the explosion witnesses said. The ...

Read More »

Deg Deg: Gaari BL ah oo lagu Qarxiyay Deegaanka Lafoole iyo dadkii ugu Badnaa oo Dhintay

war-deg-deg-ah

Inta la Xaqiijiyay 15 Ruux ayaa dhimatay in ka badan intaasna wey ku dhaawacmeen ka dib markii ay Saaka Miino la Qaraxday Gaari BL ah oo marayay Degaanka Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dadka dhintay iyo kuwa Dhaawacmay ayaa u badan dadkii Shacabka ahaa ee Gaariga Saarnaa sida ay noo Xaqiijineen Goobjoogeyaal. Dadkii ku dhaawacmay Miinada Haleeshay Gaariga BL-ka ah ...

Read More »

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo sheegay Hadal qof walba oo Soomaali ah ka Nixiyay

Faysal-Cali-Waraabe

Faysal Cali Waraabe ayaa Marlabaad kucelyey in aan la xusin kowda luulyo oo ah Maalin ku Weyn  dadka Soomalidaislamarkaana Dhiig Badan loo daadiyay. Ina Waraabe  ayaa waxa uu muujiyey sida uu neceb yahay shacabka Soomaliyeed Faysal ayaa waxaa uu sheegay in hadii laga xuso hargeisa 1luulyo aan marnaba gacan lagafeen cidii aan kamaqlo Xuska anagu jareer manihin ee jareerta maalintaa ...

Read More »