Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Deg Deg Dab Xoogan oo qabsaday Diyaar ka duuli laheyd Garoonka Diyaaradaha

d1-1

Diyaarad nooca rakaabka qaada  ah oo ay leedahay Shirkada Diyaaradaha ee American Airlines ayaa dab qabsaday xili ay diyaaradu  ka duuleysay garoonka diyaaradaha O’Hare Airport ee magaalada Chicago . Diyaaradan oo nooceedu ahaa American Airlines Flight 383 ayaa siday rakaab gaadhaya 161, waxaayna diyaaradan kusii jeeday magaalada Miami gobolka Florida ee dalka Mareykanka. Duuliyaha diyaarada ayaa dareemay in cilad ay ...

Read More »

Duqa Muqdisho “Xasan Sheekh inuu Mar kale Guuleysto ayaa iiroon, Sababta Daawo waraysi?

Gud-Yuusuf-Madaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay inuu doonaayo mar kale kursiga talada inuu ku soo laabto Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Somaliya. Duqa Muqdisho oo ka qaybgalaayay Barnaamij looga hadlaayay waxqabadkiisa, oo ka baxay Tv-ga Somali Cable, ayaa mid ka mid ah ka qaybgalayaashii Barnaamijka wuxuu weydiiyay su’aal ku saabsaneyd in Xasan Sheekh ...

Read More »

Daawo: Qunsulka Itoobiya Garowe u fadhiya oo Sheegay War laga Naxay

aw-2

Garowe:Qunsulka Dowlada Itoobiya u fadhiya Garoowe  oo ka Hadlay Dagaalada ka dhacay Magaalda Gaalakacyo ayaa sheegay in markasta Puntland  laga gardarnaado islamarkaana aanay aqoonin gardareysi . “Waxan Halkan ka xaqiijinayaa Dagaal kasta oo dhaca in puntland looga gardaranyahay oo aanay aqoon gardarada iyada iyo shacabkeedaba” saas waxa yiri Wakiilka garoowe  u jooga dalkaasi Itoobiya. Mr, Asmalaash ayaa sheegay in ay ...

Read More »

Cabdi Qeybdiid oo Runta u Sheegay Cumar Cabdirashiid Sababta Ogow

qeybdiid1

Madaxweynihii hore ee Dowladda Galmudug Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan Galmudug ayaa War ka soo saray Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tagayo Degaanada Galmudug gaar ahaan Caasimadda KMG ah ee Dowladda Galmudug. Gen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Booqashada Mico la’aanta ah islamarkaana Cumar C/rashiid Ra’iisul Wasaaraha Waqtigiisu uu dhamaatay uu ...

Read More »

Faallo:-Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?

4-9

Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan    Gudoomiyaha Gobolka Mudug?Guddoomiyaha Gobolka Mudug Magaciisa Oo Sadexan Waa Abdirashiiid Hashi Artan ,Waxa Uu Ku Dhashay kuna Soo Barbaaray Magaallda Muqdisho Ee Caasimada Dalka Dhanka Waxbarashada Waxa Uu Wax Ku bartay Dalka Gudahisa iyo Dibadiisa. Waxa Uuna ka Haysataa  Waxbarashadiisa Shahaada Degree-ga Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga iyo Sidookalena  Waxa Uu haystaa Master degree  Oo ...

Read More »

Doorasho online Ah Yaa’ Gudoomiye U Noqokara Ah gobolka Mudug

cod

Ka Qeybqaado Codeynta Waa Kuma Gudoomiyaha Gobolka Mudug?Gaalkacyo:-Soomaliya Waxaan Caawa Udooraneynaa Hal’ Gudoomiye Gaalkacyo Waxaana Ku Tartamaaya  Laba Gudoomye Oo Hada Ka Kala Arimiya  Halka gobol Ee Layiraahdo Mudug Waxaayna Kala Yihiin Xasan Abgaaloow!!! Cabdi Rashiid Xaashi Cartan!!! Fadlan Doorashada ha’Ufiirin Qabiil Iyo Nin Jecleysi Ee Ufiiri Waxqabad Iyo Tayo!!!Waxaa hada hal cod helay Cabdi Rashiid Xaashi Cartan!!! Gaalkacyo:-Soomaliya Waxaan ...

Read More »

Dhageysi:-Sawirro Odayaasha iyo Culimada Galmudug iyo Puntland oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin

Kulankaan Oo ahaa Mid Aay Yesheen Odayaasha iyo Culimaa’udiinka   Labada Dhinac Ee  Galmudug iyo Putland Ayaa ka Dhacay Xadka kala Qeybiya Gaalkcyo Waxaana Uu Ku Saleesnaa  aSidii Xal Loogu Heli laahaa Xiisada Taakan Kulakaan Oo  Saxaafadu  Dibad joog ka ahayd ayaa wax uuSocoday Sacado Badan Waxaana Ugu Dambeytii laga soo Saaray Go’aano Muhiim ah kuwas Oo Aay Ku Gaareen Odayssha ...

Read More »