Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: admin

Daawo;-Sawirro’Ardaydii Ugu Badneed Oo ka Qalinjibisay Iskuul-ka Al-safa Ee Gaalkacyo:-

vlcsnap-2016-10-06-09h13m33s34

Munaasabadaan   Oo Aay  Soo Abaabuleen  Maamulka Iyo Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Al-Safa Ayaa Waxaa Ka Sooqeybgalay  Mas’uuliyiin Katirsan  gal-mudug iyo Qeybaha Kala duwan Ee Bulshada ku dhaqan Gobolka Mudug . Waxaana Ku Qalinjibaanaayay  ilaa iyo 38 arday Oo Ah  Dufcadii 1-aad  Oo Dhameysatay  Maadooyinka Aay kabarteen Iskuulkaasi Ee Saxaafada Iyo caafimaadka Halkaani Ka Daawo Sawirrada’’ Munaasabadaasi

Read More »

Daawo: Al Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Mandheera

2

Gudoomiyaha degaanka Bulla oo hoostagta Mandera ayaa shegay in 6-qof ay dhinteen 27-kalana ay ku dhawacmeen weerar ay kala kulmeen Xarakada Al-shabab. Weerarkaasi ayaa dhacay xalay 02:45 Cali Roba ayaa shaaca ka qaaday in dadka la weeraray ay ka koobnaayen 33-qof oo ajaaniib ka xamaalata wadankaasi 6-kamid ah ay dhinten 27-kalana ay soo badbaadiyeen saraakisha amaanka wadankaasi. Wareysi uu siiyay ...

Read More »

Dhageyso: Puntland oo Wareejisay Al Shabaabkii lagu qabtay Dagaaladii Suuj iyo Garacad

yy

Rag katirsanaa Al Shabaabkii lagusoo qabtay dagaal horraantii sannadkan ka dhacay xeebaha Puntland ayaa loo dhoofiyay magaalada Muqdishu Caasumadda Somalia. Shabaabkaan oo diyaarad Qaramada Midoobay ay leedahay looga qaaday Garowe ayaa tiro ahaan lagu sheegay 26 qof ayaa  waxayna  kamid ahaayeen maxaabiis lagusoo qabtay dagaaladii Suuj iyo Garacad Waxay kamid ahaayeen maxaabiis dhawaan Maxkamad ciidan ku riday xukunno kala duwan, ...

Read More »

Deg Deg: Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii Muqdisho ka dhacay Sheegayna Xili uu Muqdisho Imaanayo

Farmaajo

Kenya, 01 Octobar 2016 (Nairobi)—- Gudoomiyaha Xisbiga Tayo ahaana Ra’iisul wasaarihii KMG Dowladda Soomaaliya ahna Mussharax Madaxweyne Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Maqaaxida BLUS SKY oo dhiig badan uu ku daatay. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ilaah uga baryay intii ku dhimatay inuu Janada kawaraabiyo kuwa dhaawacmayna soo bogsadsaan. “Innaa Lillahi wa Innaa Ileyhi ...

Read More »

Deg Deg: Xasan Sheekh oo War Cusub ka soo saaray Dhalinyarada lagu Xukumay Hindiya

XASAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaalida ku xiran magaalada Mumbai ee gobolka Maharashtra uu arintooda kala hadley Ra’iisul Wasaaraha India, Narendra Modi, isla markaana labada dal uu haatan u ...

Read More »

Daawo: Fanaan Carbeed oo Guur u soo bandhigay Angelina Jolie

tdy_klg_angelina_160920.nbcnews-ux-1080-600

Fanaan u dhashay dalka Lubnaan ayaa guur u soo bandhigay aktarada caanka ah ee Hollywoodka Angelina Jolie taas oo ay kala tageen ninkeedii hore ee Brad Pitt. Angelina Jolie ayaa dalbatay furiin kadib markii ay ogaatay in ninkeeda Brad Pitt uu xiriir jacayl la wadaagay aktarad u dhalatay faransiiska oo flim ay kuwada jileen ingiriiska. Brad Pitt iyo Angelina Jolie ...

Read More »

Dhageyso: Muxuu isku Casilay Wasiir Soocade Sababta Ogow

Soocade

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii wasiirka warfaafinta Puntland islamarkaana uu madaxweynaha ugudbiyay warqadiisa iscasilaada. Wasiirka ayaa sheegay sababaha u ee uu isku casilay wasiirka warfaafintu ay la xiriirto khilaaf xoogan oo ka dhex taagan beesha uu wasiirka kasoo jeedo, oo uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo Puntland, taasoo diidan in xildhibaanka beesha ka imaanaya lagusoo ...

Read More »