Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

DHAGEYSO:- Xiliga ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Cumar

MUQDISHO:- Abuukaate Cumar Dhageey Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban, waxa uu shaaciyay in aysan shaqadooda ahayn in ay go’aan ka gaaraan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Ku xigeen iyo sidoo kale doorashada Madaxweynaha. Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban, waxa uu saxaafadda u sheegay in doorahsada madaxweynaha Soomaaliya ay ka dib dhici doonto waqtigii loo qorsheeyay oo ahayd 30ka bishan, hase ...

Read More »

Faah Faahin:- Weerar lagu Qaaday jaamacadda Ohio ee dalka Maraykanka

ohio-640x360

Columbus Ohio:- C/risaaq Cali Cartan, oo 20 sano jir Soomaali ah, ayaa weerar ku qaaday shalay Jaamacaddii uu isagu dhiganayay ee Ohio State University, ee magaalada Colombus ee gobolka Ohio. Weerarkaasi waxa uu geystay dhaawcyo ilaa 10 ku dhow, isaguna waxa dilay askari boolis ah. Booliska iyo Hey’adaha dambi baarista Maraykanka ayaa wali baaritaan ku haya hooygii uu Magaalada Columbus ...

Read More »

Standard Group: Withdraw charges and terminate case against Joy Doreen Biira

kfapmkr9hyxajkpi0enu583c739367fa0

The Standard Group has called on the Ugandan Government to withdraw charges against KTN news anchor and reporter Joy Doreen Biira who had been held at Kasese police station, western Uganda. Joy’s employer also wants the case against her terminated. She has been charged with abetting terrorism following her posts on social media that were prompted by the mass killings ...

Read More »

Axmed Macalin Fiqi oo ku Guuleystay Doorasho aad u Sahlaneed

Fiqi

Cadaado:- Wararka naga soo gaaraya magaalada cadaado ee Gobolka galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Axmed Macalin Fiqi uu goor dhow ku guuleystay kamid noqoshada xildhibanada Soomaliya kadib doorasho ka socota dagmada Cadaado. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in doorashadii manta uu ku guuleystay Axmed Macalin Fiqi ay aheyd mid aad u sahlaneed. Fiqi ayaa u mahad celiyay intii u ...

Read More »

Faah Faahin:- Dagaalo ka socda Gobolka Mudug

Mudug

Mudug:- Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan dagaal saaka dib uga qarxay deegaano hoostaga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Dagaalka oo ahaa mid aad u xoogan, ayaa waxa uu dhaxmaray dadka Xoola dhaqatada ah iyo kooxada shabaab. Warar kala duwan ayaa dagaalka kasoo baxaya waxa uuna kasocdaa, deegaanada Daba-galo iyo Dumaaye oo hoos taga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka ...

Read More »

Maxaa looga hadlayaa kulanka ka socda xarunta AMISOM ee Xalane??

shirka-Madasha-1-6

MUQDISHO:- Wararka iminka naga soo gaaray xarunta amisom ee xalane magaalada muqdisho, waxa ay sheegayaan goor dhow xarunta Xalane uu ka furmay shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya. Shirka waxaa goobjoog ka ah Guddoomiha Baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden (jawaari) iyo madax Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya Michael keating. Kulanka deg dega ah waxaa lagu falanqeynayaa sidii ...

Read More »

Daawo:-Wiilka Donald Trump oo Laga Saaray Iskuulkiisii horey Ogow sababta!!

malina_8

Maraykanka:- Warbaahinada Caalamiga ee ka soo baxa dalka maraykanka waxa ay daabaceen cabsi soo wajahday Wiilka ugu yar  qoyska Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump. Barron oo 10 sano jir waa Wiilka ugu yar  qoyska Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump, waxaana la shaaciyay in si deg deg ah looga soo badalay Iskuulkiisii horey u dhigan jiray kadib ...

Read More »

Four survive after aircraft crash-lands at JKIA

Kenyan-parl-800x600

Nairobi:- Kenya Airports Authority has temporarily closed Jomo Kenyatta International Airport’s (JKIA) runway after an aircraft from Somalia crash-landed. It said in a post on its Twitter page that none of the four passengers aboard were injured. “Jambo, at 4.55pm today, an aircraft from Somalia made an emergency landing at JKIA. It landed on its belly and veered off the ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo loo Diray waraaqo hajabaad ah

us-muslim-population

Maraykanka:- Urur ay leeyihiin muslimiinta Maraykanku ayaa sheegay in warqad kooban oo isku mid ah loo diray saddex masaajid oo ku yaalla gobolka California, warqadaas oo hadalka ku qorani ku tilmaamay Muslimiinta dad wasakh ahoo maan gaaban, isla markaana ku wargelisay in ay shandadahooda ka xidhxidhaan Maraykanka. Warqaddan farriinta nacaybka ah ku xardhanayd ayaa sidoo kale waxay ammaantay madaxweynaha la ...

Read More »