Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Dab Xalay Qabsaday Hotel ku yaala magalada Hargeysa.

hargeysa

Wararka naga soo gaaraya magalada hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Dab uu qabsaday hotel  ku yaala magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, kaasi oo khasaaro hantiyadeed geystay. Dabka ayaa la rumeysan yahay inuu ka kacay goobta raashiinka hotelka lagu kariyo, isaga oo kusii faafay  goobo kale oo isla hotelka ka tirsan. Hal ruux oo Yemeni ah ayaa ku ...

Read More »

Dhageyso: Biyo La’aan kajirta Deegaano Hoos taga Gbolka Shabelada Hoose.

biyo

Gudomiyaha deegaanka leego ee gobolka shabelada hose C/laahi isxaaq Alcadaala waxa uu sheegay in biyo la’aan baahsan ay kajirto deegaano hoos taga gobolka shabelada hoose gaar ahaan deegaanka leego waxa uu gudomiyaha tilmaamay in dadka ku nool deegaan kaasi ay u baahan yihiin in loo sameyo biyo dhaamin, Dowlada Soomaaliya iyo hay’adaha Caalamiga ah waxa uu kadal baday iyo wax ...

Read More »

Dowladaha Soomalia iyo Urdun Oo kawada hadlay Dagaalka Al Shabaab.

boqor-Cabdalla

Boqorka Haashimiyadda Urdun, Boqor Cabdalla bIn Xuseen ayaa sheegay isagoo ka ambaqaadayo Shirkii Caalamiga ee La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ee 18 bilood ka hor lagu qabtay magaalladda Caqabada ee dalka Urdun inuu go’aansaday inuu Dowladda Somalia ka taageeraan sidii loola dagalaami lahaa Alshabaab iyo Daacish. Waxa uu tilmaamay inuu Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud u sheegay inaysan jirin wax ...

Read More »