Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Somaliland oo amar la yaab leh ka soo saartay Saldhigga Berbera

A-A-A-SIILAANYO

Somaliland – Tabiye.com- Maamulka Somaliland aya amar kulul kusoo rogay Saxaafadda kaa oo ku salaysan inaysan ka hadli karin Saldhigga Milatari ee Imaaraadku laga siiyay Magaalada Berbera. Waasiirka Warfaafinta Somaliland Ismaciil Saxardiid Caddaani,ayaa saxaafadda ugu hanjabay hadii uu Wariye ama warbaahintii ka hadasha arrinta saldhigga Berbera oo uu sheegay in ay tahay sharci sidaas darteedna aanay lafa guri Karin Warbaahinta. ...

Read More »

Qaramada Midoobay “ Hala ilaaliyo Rayidka ku go’doonsan Mosul

_94726320_mosul1

Mosul – Tabiye.com- Ayadoo uu ciidanka Ciraaq isu diyaarinayo duulaan ka dhan ah xooggaga ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ee ku sugan Galbeedka Mosul, ayaa Qaramada Midoobay waxa dhinacyada dagaallamaya ugu baaqday badbaadinta boqolaalka kun ee dadka rayidka ah ee halkaasi ku go’doonsan. Diyaaradaha dagaalka ee Ciraaq ayaa deegaankaasi ku daadiyay warqado ay dadka rayidka ah uga digayaan duulaanka kusoo ...

Read More »

Iraq begins battle to free western Mosul from IS

_94726320_mosul1

Mosul – Tabiye.com- Iraqi government forces have launched an offensive to liberate the western part of the city of Mosul from so-called Islamic State. Smoke rose over villages as hundreds of military vehicles, backed by air power, rolled across the desert towards the jihadists’ positions on Sunday. The offensive was formally announced by Iraqi Prime Minister Haider al-Abadi. Government forces ...

Read More »

The Gambia: President Barrow sworn in at packed stadium

_94723750_6763070c-ed5c-420d-9747-d8539d08024f

Gambia- Tabiye.com- The Gambia has formally sworn in its new elected President, Adama Barrow, in front of a crowd of thousands including African heads of state. It was the second time he had taken the oath after his formal inauguration was delayed by the reluctance of his predecessor to leave office. “This is a victory for democracy,” he told a ...

Read More »

Daawo:- Kulan lagu Taageerayay Madaxweyne Farmaajo oo lagu Qabtay Koonfur Afrika

Farmaajo1

Muqdisho- Tabiye.com- Xafladani lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhamaan bulshada Soomaaliyed qeybaheeda kala duwan Ganacsato, Culumo, Odoyaal, iyo Haweenba. Masuuliyiintii goobta ka hadashay waxaa kamid ahaa Mahad Cumar Cabdi oo ah ganacsade ku dhaqan Koonfur Afrika ahna saaxiib si gaar ah ugu dhaw Farmaajo ayaa in badan ka hadlay hadafka fog ee laga filan ...

Read More »

Turkiga oo balan qaaday dedejinta dhismaha Xarunta Golaha Shacabka

Turkiga

Muqdisho- Tabiye.com- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo Turkey u fadhiya magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliye Danjire Mr Victor Ronneberg oo uu wehliyey Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya Mr Jens Mjaugedal waxaana uu kala ...

Read More »

3 Ruux oo loo qabtay Dilalkii Maanta ka dhacay Muqdisho

ciidanka

Muqdisho-Tabiye.com- Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay gacanta ku soo dhigtay gaari ay wateen rag maanta dilal ka geystay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa tilmaamtay in xaafadda Jamhuuriya ee degmada Yaaqshiid ay kasoo qabteen gaariga ay wateen raggii weeraradii lagu diley afhayeenkii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo askari ilaalo u ahaa  taliye ...

Read More »

Daawo:-Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiir Cusub

6-1024x689

Muqdisho-Tabiye.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magcaabdey Soomaaliya. David William Concor ayaa badalay Safiiradii hore ee Soomaaliya u qaabilsaneyd dowladda Britain. David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Ingariiska, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha ay isku soo qaadeen in si dhab ah loo xoojiyo taageerada joogtada ah ...

Read More »

Taliye kuxigeenkii hore ee NISA oo lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho.

NISA-NISA

Muqdisho- Tabiye.com- Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Qaranka Xasan Maxamed Cali oo loo yaqaano Xasan Dheere ayaa goor dhow lagu dhaawacay magaalada Muqdisho. Dabley hubeysan ayaa gaari uu la socday Taliye kuxigeenkii hore waxa ay ku rasaaseeyeen degmada Xamar weyne, Isgoyska Ceel Gaabta. Wararka ayaa sheegay in Jeneraal Xassan Dheere uu ku dhaawacmay weerarka halka uu ku dhaawacmay darawalkiisa. Jeneraal ...

Read More »

Farmaajo Farxad ka Filo” Warbixin

Far

Muqdisho- Tabiye.com– Waxaa si weyn loo hadal hayaa doorashadii ka qabsoontay dalka taas oo ay ku loollamayeen 21 musharrax. Intuba waxay ku hardamayeen kursiga madaxweynenimo ee dalka. Saadaal iyo qiimeyn ay sameeyeen khubaro caalami ah ayaa beenowday. halka filashadii shacabka Soomaaliyeed ay rumowday. Lama filaan ayey noqotay natiijadii ka soo baxday doorashada. Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo loo yaqaanno Farmaajo waa ...

Read More »