Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Maamulka Ahlusunna” Idaacdda Galgaduud waxa ay jibiyeen Heshiis aan wada gaarnay

Ahlusuna

MUQDISHO: Maamulka Ahlusunna ayaa ka hadlay sababta ay u xireen Idaacadda Galgaduud oo ka howlgaleysay degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan Ahlusunnada Gobolada Dhexe. Maamulka Ahlusunnada Gobolada Dhexe waxa ay ku anda coonayaan,in Maamulka Idaacadda Galgaduud ay jabiyeen Heshiis dhexmaray Ahlusunnada iyo maamulka Idaacadda Galgaduud, Heshiiskaasi oo ahaa inaysan siidaynkarin codadka kusaabsan kooxda Shabaab, oo wili Gacanta ...

Read More »

Warar ku Saabsan Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool

alshabaab

Tiyeeglow: Wararka naga soo gaaray degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in maalintii 3-aad uu dagaal xoogan uu kasocdo Duledka Degmada Tiyeeglow, Dagaalka ayaa waxa uu dhexmarayaa ciidanka Konfur-Galbeed iyo Kooxa Shabaab oo maalmihii dambe kusii Xoogaysanaysay dalka Soomaaliya. Shalay waxaa degmada Tiyeeglow ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah oo aad u Xooganaa, Qaraxaasi waxa uu sababay qasaaro dhimasho iyo ...

Read More »

Roobab Xoogan oo Saaka ka Da”ay Magaalada Muqdisho

roobab-2

MUDISHO: Dhawaan Mas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ay sameeyeen, Banaanbax Roob-doon ah oo Alle looga baryayay  in uu Ummadda Soomaliyeed ka dulqaado Abaaraha iyo Colaadaha ka jira qaar ka mid ah goballada Dalka. Ayaa Magaalada Muqdsho Waxaa Saakay Abaaro 8:00 Ka Bilaawday Roobab Mahiigaan ah Kuwaasi oo Biyo Dhigay Qeybo ...

Read More »

Diyaaradda Jabuti Airlines oo 25 Sano ka dib ka hawlgalaysa Soomaaliya

Jabuuti

MUQDISHO: 25 sano ka dib waxaa manta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada soo Caga dhigatay, Diyaaradda Jabuti Airlines oo laga heeyahay dalka Jabuti. Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha ah. Dowladda Jabuti ayaa waxa ay kamid noqonaysaa, ...

Read More »

Dagaalo Xoogan oo ka socda Degmada Tiyeeglow

Dagaal

Tiyeeglow: Wararka naga soo gaaraya Degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool Ayaa sheegaya in Kooxda shabaab ay dagaal ku soo qaaday degmadaasi oo ay maamulayeen Ciidamada Konfur-Galbeed. Dadka deegaanka waxa ay inoo sheegeen in Dagaalka uu yahay mid aad u xoogan, kaa oo u dhaxeya ciidamada Konfur-Galbeed iyo Al-shabaab. Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in Isgaarsiinta magaalada ay hawada kamaqan tahay, ...

Read More »

Barack Obama seeks to calm US allies over Trump concerns

Obama2

Maraykanka: President Barack Obama has sought to assure US allies that President-elect Donald Trump will honour the country’s international alliances when he takes office in January. Mr Obama told reporters that Mr Trump had “expressed a great interest” in maintaining the US commitment to Nato. During the campaign, Mr Trump said he might abandon a guarantee of protection for fellow ...

Read More »

Turkish jets hit al-Bab in push to take ISIL’s Raqqa

05106aafd19f44a0a469b3fde4fac3d5_18

Turkish jets hit 15 “targets” in the al-Bab area of northern Syria on Sunday in an operation with Syrian rebels that could foreshadow a push on ISIL’s de facto capital Raqqa, the Turkish military said. Ten defensive positions, command centres and an ammunition store used by the Islamic State in Iraq and the Levant (ISIL) group were destroyed in the ...

Read More »

DHAGEYSO: Midowga Yurub oo ka Walaacsan Donald Trump

07887B12-9899-4DEF-87B4-9E5FFAC742FD_w987_r1_s

Midowga Yurub: Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub oo kulmay magaalada Brussels ee dalka Beljimka ayaa ka hadlay saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump xiriirka Yurub iyo Mareykanka. Kulankan ayaa ku soo beegmay iyadoo qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ay horey walaac uga muujiyeen hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr ...

Read More »

Maamulka Ahlusunna oo xiray Radio Galgaduud

loogada-radio-galgaduud-640x96

Guriceel: Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxa ay sheegayaan in ciidamo katirsan Maamuka G/dhexe ee Ahlusunna, xalay fiidkii ay damiyeen, Idaacadda Galgaduud xarunteeda Degmada Guriceel. Wariyaal katirsan Idaacadaas oo aan la hadalnay waxa ay inoo sheegeen, in Ciidanka Ahlusunna ay qaateen Fmka Idaacada iyo qalab kale iyaga oo ku qaatay Gaadiid ay wateen. Radio Galgaduud ayaa ...

Read More »

AKHRISO: Jadwalka Doorasho Xubnaha Aqalka hoose ee Maamulka Hirshabeelle

Hirshabeellen-Flag

JOWHAR: Doorashada Aqalka Hoose ee Hirshabeelle ayaa noqoneysa in loo tartamo 37 kursi oo ay ku tartami doonaan xildhibaanadii hore ugu fadhiyay iyo kuwo cusub. Wajiga koowaad ee Doorashada ayaa waxa ay bilaaban doontaa 16-ka bishan, waxaana lagu tartami doonaa 13 kursi. Dhamaan maamulada dalka ka jira waxa ay ku mashquulsanyihiin sidii ay dalka uga hirgali lahayeen Doorashada soomaaliya. Akhriso ...

Read More »