Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Farmajo meets with US Ambassador in Mogadishu

Farmaajo

Mogadishu – Tabiye.com– The new President of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo has met for the first time since his election on Feb. 8, the US ambassador to Somalia Stephan Schwartz in Mogadishu. The meeting at Villa Somalia on Friday, both sides have discussed a range of issue, including the drought crises in the country and bilateral relations between Somalia and United ...

Read More »

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Oo la siiyay mushaaraad kooda

Boolis

Muqdisho- Tabiye.com– Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa muddo siddeed bilood kadib la siiyay mushaarad iyadoo mushaarkaasina uu yahay kii ugu horeeyay ee ay bixiso dowlada tan iyo markii uu xafiiska Madaxweynaha la wareegay Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Qaar kamid ah Saraakiisha ciidamada Booliska waxa ay sheegeen inay tahay tii ugu horeysay ee ay helaan muddo siddeed bilood ah. Dadka ehelka ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo” Halaga Qeybqaato Gurmadka Abaaraha

Farmaajo1

Muqdisho- Tabiye.com– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa  Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka waxa uu shalay kala hadlay sidii gurmad wadajireed loogu sameynlahaa dadka ay sameesay Abaaraha kajira Gobolada dalka. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaa jira ku dhawaad 3 milyan oo ruux oo ay abaaruhu saameeyeen, Waxaan u baahannahay waxqabad deg deg ah maadaama aysan dadka haatan sugi ...

Read More »

Daawo:- Farmaajo oo la kulmay Guddiga Abaaraha iyo Beesha Caalamka

Farmaajo-2

Muqdisho- Tabiye.com– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Gurmadka Abaaraha, Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana uu kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha dalka ka jira. Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo warbixin ka dhageystay Guddiga Abaaraha iyo halka ay wax marayaan ayaa dhammaan shacabka ...

Read More »

Trump oo Soo Saaraya Amar Fulineed Cusub

Donald J Trump Watch Party Caucus

Maraykanka- Tabiye.com– Maamulka madaxweyne Donald Trump ee Mareykanka ayaa qorsheenaya inuu soo saaro amar fulineed cusub oo lagu beddelayo mamnuucista socdaal ee la saaray toddobada dal oo dadkooda ay muslimiin u badan yihiin. Shir jaraa’id oo uu shalay qabtay ayaa madaxweyne Donald Trump, waxa uu ku sheegay in amarka cusub oo la saxiixi doono bartamaha toddobaadka soo socda “uu si ...

Read More »

Trump vows to introduce overhauled travel ban

Donald J Trump Watch Party Caucus

US President Donald Trump said he will issue a new executive order to replace his controversial directive suspending travel to the United States by citizens of seven mainly-Muslim countries. At an extraordinary White House news conference on Thursday, Trump said the new order would seek to address concerns raised by federal appeals court judges, who temporarily blocked his original travel ...

Read More »

‘Donetsk People’s Republic’ seeks sense of nationhood

f73c3a2df24045d5af1179b7103a9f06_18

The self-proclaimed Donetsk People’s Republic, a breakaway region of Ukraine founded three years ago, has started taking steps towards creating a sense of nationhood. Separatist leaders have drawn up a constitution for the DPR and the school curriculum was changed from Ukrainian to Russian last year. Children are taught about citizenship and how they can contribute to and live in what leaders ...

Read More »

Dowladda Burundi oo shaacisay inay helayso mushaaraadka Ciidamadeda

Burundi

Bujumbura- Tabiye.com- Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Burundi, Gaston Sindimwo ayaa waxuu sheegay in heshiis horleh ay la galeen Madaxa Nabada iyo Amniga ee Ururka Midowga Afrika, Smaïl Chergui . Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa waxuu qiray in laga qanciyay tabashadooda, islamarkaana loo balan qaaday in la bixiyo mushaaraadka Ciidamadooda oo in muddo ah aysan qaadan, sida uu hadalka u dhigay. Heshiiska ...

Read More »

Burundi, AU resolve AMISOM pay dispute

Burundi

Bujumbura- Tabiye.com- Burundi and the African Union (AU) reached an agreement on Thursday on the modalities of payment of Burundian troops deployed in Somalia as part of the African Union force (Amisom), the first vice – President of Burundi Gaston Sindimwo has announced. “We are satisfied, we have discussed well with Mr. Chergui and a Memorandum of Understanding (MOU) has ...

Read More »

Somali President names interim team for Palace

Maxamed Farmajo

Muqdisho–Tabiye.com- Mohamed Abdullahi Farmajo has on Thursday released a statement to appoint an interim staff for his office, hours after taking power from Hassan Sheikh Mohamud. The appointed interim officials are as following; Somalia’s Ambassador to EU Dr Ali Said Fiqi was named as the interim Chief of Staff. Senior NISA officer Hussein Moallim Mohamud appointed as the National Security ...

Read More »