Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu xiray wadamada Austria iyo Jarmalka

Police secure a street near to the scene of a shooting in Munich, Germany July 22, 2016.  REUTERS/Michael Dalder

Austria: Warbaahinta dalka Austria ayaa shaacisay in la xiray Muwaadinkan Somaliyeed, oo dalkaasi ku galay Qaxooti nimo. Muwaadinkan la xiray ayaa Da’diisa lagu sheegay 18-sano, waxaana gacanta ku dhigay Booliska Dalka Austria, sida ay shaaciyeen Warbaahinta gudaha Dalka Austria. Muwaadinkan la xiray ayaa lagu eedeynaynayaa inuu jabsaday Isbitaal iyo inuu isku tijaabiyey inuu kufsado Haweeney Bukaan ah oo jiiftay Qeybta ...

Read More »

Dowladda Qadar oo sheegtay in ay xoojineyso dhismaha Ciidanka Soomaaliya

QATAR

MUQDISHO: Dowladda Qatar ayaa sheegtay in ay xoojineyso dib u dhiska Ciidanka, Qalabeynta Ciidanka iyo sidoo kale horumarada xagga Difaaca ee Ciidamada, kadib markii Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu halkaasi kulan kula qaatay dhigiisa Dalka Qatar iyo Mas’uuliyiin kale. Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Qatar Xamad Bin Jaazim Bin Xamad ayaa sheegay Dowldda Qatar in ay gacan ka geysan doonto dib ...

Read More »

Kenyan police allowed to hold Al shabaab suspects in Mandera

Kenya

A Mandera court has allowed the Anti-Terrorism Police Unit to hold three terror suspects for seven days to allow police to complete their investigations into their case. Two Ugandans, Makoba Asman and Amos Ntege, and Kenyan Abdi Issack Aden will be held at the Mandera Police Station. In a sworn affidavit, Police Constable Elias Korir says the two Ugandan citizens ...

Read More »

Madaxweynaha Hir-shabeelle”Waa muhiim in la dhiso wadada isku xirta Xamar iyo Baladweyn.

Maamulka-Hirshabeelle

MUQDISHO: Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa shaaca ka qaaday  inay bilaabayaan Qorsha lagu dhisayo wada isku xirta Muqdisho iyo  Baladweyn oo muhiim u ah socodka gaadiidka isaga kala goosha gobolada dhexe dalka Soomaaliya. Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in ay qorsho dheer u dajiyeen maamulkooda ,isagoo   balanqaaday in ay wax muuqda ka qaban doonaan dhinacyada amaanka iyo ...

Read More »

Warbixin” Kobac dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo xarunta Maamulka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar

Jowhar

JOWHAR: Magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan, iyadoo magaalada laga dareemayo is bedel aan horay loo arag. Musharaxiin xilal doon ah, siyaasiyiin iyo dad kale oo dano kale leh ayaa ku qul qulaya magaalada Jowhar, waxaana muuqaalka magaalada noqday mid ka duwan sidii looga bartay, waxaana dadka ay dib u soo xusuusisay xilligii ...

Read More »

DHAGEYSO: Cumar C/rashiid” Waxaa bilaaban doona Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.

Cumar-12

Jabuuti: Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo wanaagsan waxa uu ka muujiyay in waqtigeeda ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya oo Magaalada Jabuuti kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu kaga warbixiyay halka ay marayaan arrimaha Doorashooyinka. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke  ayaa ...

Read More »

Ciidamada Puntland oo ku sii siqaya Degmada Qandala

Qandala

Qandala: Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa kaabiga ku haya degmada Qandala ee Gobolka Bari, halkaasoo todobaadkii hore qabsadeen dagaalyahano ka tirsan Daacish, iyadoo hubaal la’aan ay ka jirto degmada, oo ay ka barakaceen dadkii ku dhaqnaa. Maraakiib dagaal iyo diyaarado ayaa saacadihii la soo dhaafay duqeynayay deegaanka, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ay geysatay duqeynta, waxaana xeebta deegaanka ku ...

Read More »

DHAGEYSO: Xeer Ilaaliyaha Qaranka” Qalaad ayaa ka jira Garsoorka

Xeerilaaliyaha

MUQDISHO: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay jiri karaan mararka qaar qaladaad ka dhaca Garsoorka. Waxa uu sheegay Boqolkiiba Boqol in hada aanay jirin Garsoor rasmi ah oo dalka ka howlgala, laakiin waxa uu qiray in uu jiro Garsoor Boqolkiiba Boqol aan liidan. Dr. Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ...

Read More »

Maxay ciidamda Ethiopia uga baxeen degano ka tirsan Soomaaliya???

Itoobiya

Ciidamo Ethopia-yaan ah oo aan ka tirsaneen howlgalka AMISOM ayaa maalmihii ugu dambeyay ka baxay degaano iyo dagmooyin ka tirsan gobolada Hiraan, Bakool, Galgaduud, kuwaas oo in mudo ah gacanta ku hayay deganadaas, iyadoo qaar kamid ah deganada ay baneyeen ciidamadaas ay la waregeen ciidamo ka tirsan Alshabaab. Siyaasiyiin falanqeeya arimaha siyaasada somaliya ayaa shegay in larumaysan yahay in sadax ...

Read More »