Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Uhuru Kenyatta” Soomaaliya Wadada hormarka ayee cagta Saartay.

keneyttra

Nairobi- Tabiye.com- Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxa uu ka hadlay xil wareejintii shalay ka dhacday madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ku wareejiyay Madaxweynaha cusub. Uhuru Kenyatta ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), oo si Dimuquraadi ...

Read More »

Kulan lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo

Farmaajo

Sudan–Tabiye.com- Kulankaan lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya ayna ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum. Ahmiyadda kulanka ayaa waxa uu ahaa sidii loo taageeri lahaa Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana si wadajir ah uga qeybgalay diplomaasiyiinta safaaradda, Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Sudan, Midowga ururka ardayda Soomaaliyeed, ganacsato iyo waxgarad ...

Read More »

Faah Faahin Qarax ka dhacay Duleedka Beledweyne

Qarax-beledweyne

Beledweyne-Tabiye.com- Wararka inaga soo gaaraya Duleedka Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax aad u xoogan. Faah Faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Duleedka Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxan oo nuuciisa ahaa Miinada dhulka waxa uuna ka dhacay goob ay ku ...

Read More »

Guuleed oo qaadacay Xil ka qaadis Lagu sameeyay

Cabdikariib-Guuleed-qado-sharaf

Cadaado:- Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shir”jaraaid ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in waxii ka dhacay Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro  islamarkaana uusan Aqbaleyn waxii ka soo baxay Magaalada Cadaado. Madaxweyne Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in Fowdada ay soo abaabuleen Dad Cadaw ku ah Reer maamulka Galmudug. Jawaabta deg dega ah ee kasoo baxay ...

Read More »

Sharci Dejiyaasha Maamulka Galmudug oo Xilkii Madaxtinimo ka qaaday Guuleed

Galmudug

Cadaado:- Kulan ay Magaalada Cadaado ku yeesheen Xildhibaanno gaaraya 54 Mudane oo kamida Baarlamaanka Galmudug ayey ku sheegeen in Xilkii ay ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed. Xildhibaanada 54-ta ah ayaa isku raacay in Kalsoonidii ay kala noqdeen Madaxweynaha Galmudug oo ay ku Eedeeyeen inuu ku fashilmay Hogaaminta maamulkaas. Xiisad aad uxoogan ayaa manta laga dareemayaa magaalada cadaado kadib ...

Read More »

Somalia’s Galmudug president Gulled under fire with a ‘Motion of no confidence.

guuleed

Cadaado:- President Abdikarim Hussien Gulled of the regional administration Galmudug in central Somalia faces a ‘Motion of no confidence’ in regional Parliament, regional lawmakers said Tuesday, a moved opposed by president Gulled,TNN reports. The regional Assembly by majority of 54 passed the motion of no confidence in the weekend in Adado town and voted it Tuesday firing President Gulled  from ...

Read More »

XOG CUSUB:-Mooshin laga keenay Madaxweynaha Galmudug

Cabdikariin-Guuleed

Cadaado:- Kulan ay wada qaateen  Qaar kamid ah Xildhibaanada maamulka Galmudug waxaana kulan kaas looga hadlay Abaaraha iyo Siyaasadda ee ka jirta Degaanada Galmudug. Kulankan ay wada qaateen xildhibaanada Galmudug ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Cadaado waxaana Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Ajendeyaasha waxaa ka mid ahaa Mooshin Xilka qaadis ah oo ay ka ...

Read More »

Doorashada Aqalka Sare oo Maanta ka bilaabatay Muqdisho

Doorashada

Muqdisho:- Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya Goballada Waqooyi ee dalka. Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka. Waxaana hadda socota codayta xubnahaasi oo ay hadda ladoortay dowr xubnood oo kasoo jeeda Goballada Waqooyi ee dalka. Lasoco wixii dheeraad ...

Read More »

Mooto ay saaranyihiin Walxaha Qarxa oo lagu qabtay Gobolka Shabeellaha Hoose

NISAAA

Afgooye:- Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan NISA. Mootadaan oo ahayd nuuca loo yaqaano Dhugdhugleyda ayaa waxaa saarnaa walxaha Qarxa oo ay ka mid ahaayeen Jaakado ay Qaraxyo ku xiranyihiin. Saraakiisha NISA ayaa waxa ay tilmaameen  in gacanta lagu haayo hadda Mootada ...

Read More »

Jeedinta Khudbadaha Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka oo ka socota Muqdisho

Xildhibano cusub

Muqdisho:- Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga bilaabatay khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ku xigeenadiisa. Xubnaha utaagan xilalkaasi waxa ay gaarayaan Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan Sadexda xil guddoon baarlamaanka. Waxaa lagu wadaa inay dhacdo Doorashada guddoonka baarlamaanka ee Soomaaliya {11-ka iyo 12-ka Bishaan} Lasoco wixii ...

Read More »