Warakii Ugu Dambeeyay

Author Archives: Yuusuf Yare

Shiikh Shaakir” Dawlada Soomaaliya iyo Al-Shabaab way isku milmeen”

Madaxwaynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca

Dhuusamareeb:- Madaxwaynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca ee gobolada Dhexe Soomaaliya Mudane Sh. Maxamed Shaakir Cali Xassan oo lahadlay Warbaahinta ayaa dhaliil u jeediyey xukuumada Hada jirta. Maxamed Shaakir ayaa ugu baaqay dawlada Soomaaliya inay kala soocdo Al-Shabaabka iyo dadka u shaqeeya dawlada Soomaaliya isagoo carabka ku adkeeyey inay isku milmeen Al-Shabaab iyo dawlada Soomaaliya ee Xassan Shiikh Maxweynaha u yahay. Shiikh ...

Read More »

Magaca iyo Calanka Maamulka Hirshabeelle oo la isku raacay

Hirshabeelle-620x330

Jowhar:- Ergada ku shirsan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa xalay isku raacay magaca uu qaadanayo maamulka ay sameysanayaan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Magacyo dhowr ah oo la soo bandhigay kadib ayaa Ergada waxaa ay isku raaceen magaca HIRSHABEELLE,oo ay sheegeen in Labada Gobolba uu maro Wabiga Shabeelle. Magacyada kale ee la soo bandhigay ayaa waxaa ka ...

Read More »

Howlgallo balaaran oo ka socda Kismaayo

Ciidamada-Jubba-dhoolatus5-696x521

Kismaayo:- Wararkii ugu dambeeyay ee saaka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo howlgallo balaaran. kadib  4 Qarax oo ahaa Bambaanooyinka nuuca gacanta laga tuuro xalay laga maqlay xaafadaha magaalada kismaayo. Ugu yaraan 2 Askari ayaa ku dhimatay, tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxyada bambooyinka loo adeegsaday. Ilo ku sugan Magaalada Kismaayo ...

Read More »

Amaanka Deegaanada maamulka Puntland oo aad loo adkeeyay

Wadani

Garoowe:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe  oo xarun u ah Maamulka Puntland  ayaa waxa ay sheegayaan in maalmihii u dambeeyay ay ku sii qul qulayeen Musharaxiin isugu jira kuwa doonaya in ay ka mid noqdaan xildhibaanada cusub ee Dowladda Federaalka iyo Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa si weyn oo la adkeeyay amaankeeda , Waxaana deegaanada  ...

Read More »

Qasaaraha ka dhashay Madaafiic lagu garacay Beledweyn

Ciidammo_AMISOM

Beledweyn:- Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in xalay laga maqlay madaafiic hoobiyeyaal ah oo ku soo dhacay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada. Madaafiicda hoobiyeyaasha ah ayaa lagu weeraray saldhig Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin galbeedka magaalada Beledweyn. Dadka deegaanka ayaa tilmaamay inay maqlayeen jugta madaafiicda oo qaarkood ku soo dhacay xaafada Howl-wadaag, inkastoo aan ...

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya” Waxaan dilnay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab

Nambar 50

Muqdisho:- Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howl gal ka dhacay deegaanka Nambar 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo lagu dilay dagalayahano ka tirsan Al-Shabaab. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdalla Xuseen Cali oo la hadlayay wakaalada wararka ee SONNA ayaa sheegay in duleedka deegaanka Nambar 50 lagu dilay illaa 14 dagaalyahano oo isugu jiray saraakiil iyo maleeshiyaad. “Howl gal ay ...

Read More »

MCA finally tables motion seeking to impeach Governor Evans Kidero

fmvqzql1leruzc57f3ff315e9c8

A motion to impeach Nairobi Governor Evans Kidero was tabled yesterday at the City County Assembly. The motion was yesterday tabled by Viwandani MCA Samuel Nyangwara despite protest from CORD-affiliated MCAs who were eager to interrupt House business. Trouble began after Speaker Alex Magelo ordered Eastleigh South MCA Nelson Masiga to leave the chambers and barred him from accessing the ...

Read More »

Palestinian local polls delayed for up to four months

2015-10-18T121658Z_01_GAZ21_RTRIDSP_3_ISRAEL-PALESTINIANS-18-10-2015-15-10-56-290

The Palestinian government decided Tuesday to delay municipal elections for up to four months after the high court ruled they should be held only in the West Bank and not in the Gaza Strip. However, a new date for the vote was not set by the government based in the West Bank, the Palestinian territory run by president Mahmud Abbas’s ...

Read More »

Xasan Shiikh oo ku soo biiray Twitter-ka

Xasan

Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa markii u horeysay Twitter-ka isagoo sameystay Akoon u gaar ah. Bogga cusub ee Madaxweynaha ka sameystay Twitter-ka ayaa la sameeyay bishii hore, waxaana cinwaankiisu yahay @HEhassansheikh. Kusoo biirista Twitter-ka ee xiligaan, ayaa loo arkaa mid uu madaxweynaha ku doonayo inuu ololihiisa doorashada qeyb uga ...

Read More »

Wasarada arimaha gudaha oo rajo ka muujisay dhismaha Hiiraan iyo Sh/dhexe

shirka-jowhar-6

Jowhar:- Wafdigan ka socday Hay’adda culimada Soomaaliya, gudiga Dastuurka ee Barlamaanka, Gudiga Arimaha gudaha ee Barlamaan, Gudiga Xaduudaha qaranka iyo gudiga dib u heshiisinta ayaa tagay magaalada Jowhar si ay ugu kuur galaan shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Shiiq Bashiir Axmed Salaad, Shiiq Cismaan Ibraahim Axmed iyo Cabdulkhaaliq Cabdulaahi oo ah xubin ka ...

Read More »