Warakii Ugu Dambeeyay

AFLAANTA

Aktarad Caan ah oo Sheegtay in Nafteeda halis ku jirto

mallika-sherawat-759

Sida uu baahiyay wargayska Le Parisien, aktarada caanka ah ee Bollywoodka Mallika Sherawat, ayaa isbuucaan lagu jirdilay magaalada Paris. Booliiska Faransiiska ayaa shaaciyay khamiistii in Mallika Sherawat, oo uu la socday saaxiibkeed kaas oo aan la sheegin magaciisa ay soo gaareen meel u dhaw Hotel-kii lagu weeraray isbuucyo ka hor Kiim Kaardshiyaan. Maalikaa iyo saaxiibkeed ayaa la sheegay inay weerar kala ...

Read More »

Daawo: Jennifer Lopez oo hal dhunkasho kaliya ku burburisay Nolasha Guurkeeda

jj

Fanaanada Jennifer Lopez oo ka qeybgaleysay barnaamijka abaalmarinada fanaaniinta Latin Ameerika kasoo jeeda ayaa xili ay masraxa saarneyd dhunkasho la wadaagtay seygeedii hore fanaanka Marc Anthony oo ay is fureen sanadkii 2014, Balse dhunkashadan ayaa sababtay in uu burburo gurigigii iyo noloshii guurka cusub ee  Marc Anthony  maadama uu lahaa xaas kale , balse haatan laga soo saaray aqalka kadib ...

Read More »

Magacyada Jilayaasha filimka K’naan ee ‘Mogadishu, Minnesota’ oo la shaaciyay.

5810d9f219d69

Filimka musalsalka ah ee la magac baxay  Mogadishu, Minnesota , uu soo saaray heesaaga  Soomaaliyeed ee K’naan Warsame oo dhawaan la jilayo ayaa jilayaasha filimkaasi dhigaayo  la magacaabay.  Soomaali iyo ajaanib badan ayaa ka qeyb galaya waxaana dadkii la magacaabay ka mid ahaa majaajiliistaha Soomaaliga ah ee Ingiriiska  ee Prince Abdi iyo sidoo kale haweeneyda caanka ah ee model ka ...

Read More »

Duqa Muqdisho “Xasan Sheekh inuu Mar kale Guuleysto ayaa iiroon, Sababta Daawo waraysi?

Gud-Yuusuf-Madaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay inuu doonaayo mar kale kursiga talada inuu ku soo laabto Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Somaliya. Duqa Muqdisho oo ka qaybgalaayay Barnaamij looga hadlaayay waxqabadkiisa, oo ka baxay Tv-ga Somali Cable, ayaa mid ka mid ah ka qaybgalayaashii Barnaamijka wuxuu weydiiyay su’aal ku saabsaneyd in Xasan Sheekh ...

Read More »

Daawo: Fanaan Carbeed oo Guur u soo bandhigay Angelina Jolie

tdy_klg_angelina_160920.nbcnews-ux-1080-600

Fanaan u dhashay dalka Lubnaan ayaa guur u soo bandhigay aktarada caanka ah ee Hollywoodka Angelina Jolie taas oo ay kala tageen ninkeedii hore ee Brad Pitt. Angelina Jolie ayaa dalbatay furiin kadib markii ay ogaatay in ninkeeda Brad Pitt uu xiriir jacayl la wadaagay aktarad u dhalatay faransiiska oo flim ay kuwada jileen ingiriiska. Brad Pitt iyo Angelina Jolie ...

Read More »

Kareena Kapoor oo la Ogaaday in ay uur lee dahay, Hadaba yaa u yeelay

kareena_pregnant1

Atriishada Bollywood Kareena Kapoor Khan  oo maalmahan ay saxaafadda ka hadleysay uurkeeda ay u leedahay ninkeeda Saif Ali Khan ayaa ugu dambeyn ka dhawaajisay in ay xaqiiqo tahay, waxeyna soo bandhigtay uurka oo u muuqda mid aan qarsoomeyn. iyadoo la weydiiyay sida ay u aragto qaabka hooyanimada iyo rajada cunugeeda, waxeyna ku jawabatay haa waxaan xertaa dhar nafis ii leh ...

Read More »

Daawo: Fanaan Caan ah oo iskaga Baxay Fanka,Maxaa ku kalifay

maxamed amoore

Maxamuud Cali Xaafuun ”Amoore” ayaa ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana uu maanta sheegay inuu isaga baxay gebi ahaanba fanka. Amoore ayaa 13 sano ku ku soo jiray Fanka, waxaana uu ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ee aadka loo jecel yahay codka macaan ee ay heesaha ku qaadaan. Maxamuud Cali Xaafuun ”Amoore” ayaa sheegay inuu Fanka uga baxay ...

Read More »