Warakii Ugu Dambeeyay

AFLAANTA

Daawo: Cristiano Ronaldo oo la Kulmay Aktaro iyo Fananiin Caan ah,Maxaa kala qabsaday

CR 3

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa wada wali fasaxiisa uu ku joogo dalka Mareykanka isagoo dhex galay jilayaasha aflaanta Hollywoodka sidoo kalana ka qeyb la kulmay dhawr qof oo caan ah, balse markaan wuxuu gurugiisa oo ku yaala Beverly Hills kula kulmay actorka caanka ah ee Jason Statham oo u dabaal dagayay dhalashadiisa 49-aad. Super Star-ka ...

Read More »

Salman Khan oo ku dhawaaqay xiliga uu guursanayo, iyo Cida uu Guursanayo

salman-7594

Salman Khan ayaa ku dhawaaqay war taageerayaashiisa In badan ay ka sugayeen oo ahaa inuu guursado. Aktarkan ayaa lagu xantaa inuu yahay doobka ugu weyn ee bollywoodka India. Haatan waxaa uu sheegay inuu guursan doono 18-ka bisha November. Kadib filimkiisii guusha lahaa ee Sultan,waxaa xigay warkan farxada uleh qoyskiisa. “waxaan la hadlay hooyadey iyo gabdhaha ila dhashay waxaa ay ii ...

Read More »

AKHRISO:-Taariikhda Fanaan Shey Mire Dacar

shaymire

Hargeysa:- Allaha U  naxariistee waxaa ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa Fanaanka weyn ee Shey Mire Dacar. Fanaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay Magaaladaasi Hargeysa waxaana geeridiisa u xaqiijiyay Tabiyenews.com qaar ka mid ah ehelladiisa. Marxuum Shey Mire Dacar ayaa fanka Soomaaliyeed ku soo biiray Sideetameeyadii waxaana uu kaga soo biiray Magaalada Ceerigaabo oo uu kaga sii gudbay Magaalada Boosaaso. ...

Read More »

Daawo:- Fanaaniinta Xuseen Shire iyo Xaawo kiin oo Magaalada London isku Guursaday

kk

London:- Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa maalintii shalay ka dhacay xaflad aad u weyn oo ay ka soo qeybgaleen fanaaniin iyo martisharafkale waxayna xaflada ku saabsaneed meherka fanaaniinta iscalmaday ee kala ah Xuseen Shire cayaar jecel iyo Hawo Kiin. Sidaasi waxaa Bogeeda facebooka ku shaacisay fanaanada laki xaaji wacays waxayna hambalyo aad u diiran u dirta labada fanaan oo ...

Read More »