Warakii Ugu Dambeeyay

AFLAANTA

Daawo: Nimca Dareen iyo Axmedwali Furinle oo is Guursaday iyo Asma Love oo ka naxday

nimca

Hargeysa: Warar uu Helay Tabiyenews.com ayaa sheegaya in Fanaaniinta Caanka ah islamarkaana leh Taageero Badan  oo Kala ah Nimco Dareen iyo AxmedWali Furinle ay is guursadeen. Fanaanada Nimca Dareen ayaa Barta ay ku lee dahay Facebkooga ku soo qortay Erayo ay ku muujineyso Arooska Cusub oo ay la gashay AxmedWali Furinle oo ka tirsan Kooxda Xidigaha Geeska iyo Sawir ay Dhexda ...

Read More »

Sanjay Dutt oo keeni doona qeybta labaad Filimkii Hit-ka noqday ee Khalnayak

sal-khal-1

Sanjay Dutt ayaa lagu wadaa inuu keeno qeybta labaad Filimka Hit-ka noqday 1993-dii ee Khalnayak. Dutt waxaa uu kamid ahaa ragii jilay qeybta koowaad ee Filimkan Khalnayak. Subhash Ghai ayaa Director ka noqonaya markale Filimkan oo la rajeynayo in la bilaawo duubistiisa dhamaadka sanadkan ama horaanta sanadka dambe. Jackie Shroff iyo Madhuri Dixit ayaa wax kala jilayay Filimka Sanjey Dutt ...

Read More »

Maanta iyo warar Box Office-ka Bolllywoodka,Maxaa ka cusub Filimka Salman Khan

salman-anushka-7591

Maanta iyo wararka Box Office-ka waxaan ku soo qaadaneynaa lacagaha uu soo xareeyay Filimka Sultan ee shalay soo baxay uuna wado Salman Khan. Filimkan ayaa ku soo aaday maalinta ciida Muslimiinta. Lacag dhan Rs 40 crore ayuu soo xareeyay maalintii ugu horeysay Filimkan waxaana la rajeynayaa inuu lacago badan soo xareeyo. Kun Tiyaataro oo Filimkan laga daawaday shalay ayaa wada ...

Read More »

Aamir Khan oo markale ku ooyay Filimka Cusub Salman khan ee Sultan

aamir-khan-dangal-7591

Aamir Khan waa indha biyood ma daawan karo filimada qiirada leh oo waa uu iska ooynayaa. Markale ayuu Aamir Khan ku ooyay isagoo daawanaya Filimada Salman khan oo ay yihiin saaxibo. Horay Aamir Khan ayaa ugu ooyay Filimkii Bajrangi Bhaijaan ee Salman Khan hadana Filimkiisii shalay soo baxay ee Sultan. Isagoo ka hadlayay Aamir Khan waxaa uu yiri”waa ay adagtahay ...

Read More »

Binyamin Natanyahu oo lagu soo dhaweyay dalka Itoobiya

natanyahu1

Itoobiya:- Wararkii ugu dambeyay ee naga soo garaya dalka Itoobiya  ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu soo dhaweyay raisul wasaraha wadanka Israaiil Binyamin Natanyahu. Raisul wasaaraa Israaiil ayaa booqasho ku maraaya haatan dalka Itoobiya asagoo maalmihii dhowrka ahaa ee lasoo dhaafay booqday dalalka, Rwanda Uganda iyo Kenya oo uu shalay ka dhoofay. Binyamin Natanyahu ayaa ah raisul-wasaarihii ugu horeeyay ...

Read More »