Warakii Ugu Dambeeyay

ARR BULSHADA

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo” $100 kun oo dollar ayaan siindoonaa qofii qarax soo sheega

dollar1

Muqdisho- Tabiye.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u midoobaan arrinta qatarta ku ah, waxa uu ballan-qaadey in dowladdiisa ay ku abaalmarin doonto qofkii soo sheega Gaari walxaha qarxa lagu sameynayo 100,000 (Boqol Kun oo Dollar). Arintaan waxa uu imaanayaa xili shalay Qarax aad u xoogan uu ka dhacay suuqa Kaawo-godey ee ...

Read More »

Michael Keatig oo si kulul u Cambaareyay Qaraxii shalay ka Dhacay Muqdisho

Michael-Keating

Muqdisho- Tabiye.com- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Somaliya Michael Keatig ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay  Isgoyska Kaawo-godey ee Degmada Wadajir. Michael Keatig ayaa Wuxuu ammaan u jeediyay shaqaalaha hay’adaha amniga iyo caafimaadka gurmadkii deg degga ahaa ee ay u fidiyeen dadkii ku waxyeelloobay qaraxa isaga oo soo jeediyay in caddaaladda ...

Read More »

Saddex ruux oo cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyootay Gobolka Bakool

abaar-sanaag-1132x670

Bakool- Tabiye.com- Cabdullaahi Saalax Xuseen oo ka mid ah Maamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool, ayaa sheegay saddex ruux inay u geeriyoodeen xanuunka Shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaankaasi. Cabdullaahi Saalax Xuseen waxa uu carabka ku adkeeyay in Shuban biyoodka uu faro kulul ku hayo dadka kunool deegaanada ay maamulaan kooxda Al-shabaab, waxa uu Cabdullaahi Saalax Xuseen tilmaamay in dagaal ...

Read More »

Daawo: Farmaajo oo booqday Isbitaal Madiina

0J1A7165

Muqdisho- Tabiye.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay booqday Isbitaal Madiina oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay ka dhacay suuqa Kaawo-godey ee Degmada Wadajir. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Waxa uu sheegay in caafimaad deg deg ah oo dhanka diibadda ah loo qaadi doono dhaawacyada daran, si halkaasi loogu soo dabiibo. Hay’adaha ammaanka Dowladda ...

Read More »

Madaxweyne farmaajo oo si kulul uga hadlay Qaraxii Shacabka Lagu laayay

xxxxx

Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay dadka ku geeriyooday Qaraxa maanta Argagixisada ay ku laayeen dadka maatada ah. Sidoo kale Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay Qaraxan oo dhamaantood ah dad shacab ah. “Qaraxii ka dhacay suuqa kaawo-godey ee Degmada Wadajir wuxuu cadeyn u yahay bahalnimada ...

Read More »

Faah Faahin: Khasaaraha ka Dhashay Qarax ka dhacay Degmada Wadajir

Deg Deg

Muqdisho- Tabiye.com- Warar dheeraad ah ayaa waxa ayaa kasoo baxaya Qarax loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Nawaaxiga Maqaaxi ku taalla Isgoyska kaawo Godey ee Degmada Wadajir. Qasaaraha dhimasho ee sababay Qaraxa ayaa waxa uu gaarsiisan yahay Ilaa 10 qof halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen sida ay Tabiye.com u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Gaadiidka gurmadka ...

Read More »

DEG DEG: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho

deg-deg1

Muqdisho- Tabiye.com- Wararka inaga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Nawaaxiga Maqaaxi ku taalla Isgoyska kaawo Godey ee Degmada Wadajir. Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen sida ...

Read More »

Farmaajo” Dagaalka Al-Shabaab ha lagu soo Afjaro 2-Sano

0J1A6697-1024x683

Muqdisho- Tabiye.com- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka codsaday ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM in muddo labo sano ah in ay kusoo Afjaraan dagaalka lagula jiro Ururka Al-Shabaab. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan looga hadlayay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab waxa uu la qaatay Saraakiisa dowladda iyo Gudoomiyaha AMISOM Francisco Madeira. Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidanka AMISOM laga ...

Read More »

Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo gaaray Garoowe

koofi1

    Garoowe- Tabiye.com-Magaalada Garoowe ee Caasimada  Maamulka Puntland waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Wafdiga General Koofi  Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu kormeeri doonaa  xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, isagoo sidoo ...

Read More »

Somaliland oo amar la yaab leh ka soo saartay Saldhigga Berbera

A-A-A-SIILAANYO

Somaliland – Tabiye.com- Maamulka Somaliland aya amar kulul kusoo rogay Saxaafadda kaa oo ku salaysan inaysan ka hadli karin Saldhigga Milatari ee Imaaraadku laga siiyay Magaalada Berbera. Waasiirka Warfaafinta Somaliland Ismaciil Saxardiid Caddaani,ayaa saxaafadda ugu hanjabay hadii uu Wariye ama warbaahintii ka hadasha arrinta saldhigga Berbera oo uu sheegay in ay tahay sharci sidaas darteedna aanay lafa guri Karin Warbaahinta. ...

Read More »