Warakii Ugu Dambeeyay

ARR BULSHADA

Daawo: Qunsulka Itoobiya Garowe u fadhiya oo Sheegay War laga Naxay

aw-2

Garowe:Qunsulka Dowlada Itoobiya u fadhiya Garoowe  oo ka Hadlay Dagaalada ka dhacay Magaalda Gaalakacyo ayaa sheegay in markasta Puntland  laga gardarnaado islamarkaana aanay aqoonin gardareysi . “Waxan Halkan ka xaqiijinayaa Dagaal kasta oo dhaca in puntland looga gardaranyahay oo aanay aqoon gardarada iyada iyo shacabkeedaba” saas waxa yiri Wakiilka garoowe  u jooga dalkaasi Itoobiya. Mr, Asmalaash ayaa sheegay in ay ...

Read More »

Madaxweynaha puntland oo hor-tagay Xildhibaanada Baarlamaanka

Gaas

GAROOWE: Madaxweynaha Maamulka  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay kal fadhigi 38aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, isagoo halkaasi ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay. Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jawaabay su’aalo ay qaar ka mid ah baarlamanka Puntland weydiinayeen, kuwaasi oo ay ka midtahay miisaaniyadda, dib udhiska, Colaadda Gaalkacyo iyo arrimo ay ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalkii Xuutiyiinta ku rideen magaalada Makka

hadliye

  MUQDISHO: Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay gantaalkii habeenkii jimcaha ahaa ee Jabhada Xuutiyiinta Yemen ku rideen dhinaca magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku qornaa afka Carabiga ayaa waxaa walaac looga muujiyay xaaladaha halista ah ee ka jira yemen. “Waxaan cambaareyneynaa maleeshiyooyinka Xuuthiyiinta oo gantaal balaastiko ah ku ...

Read More »

FBI-da oo baaritaan labaad ku haysa Hillary Clinton

Democratic presidential candidate Hillary Clinton speaks at her first-in-the-nation presidential primary campaign rally, Tuesday, Feb. 9, 2016, in Hooksett, N.H. (AP Photo/Matt Rourke)

MARAYKANKA: Agaasimaha hay’adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay’addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub. Warqadda agaasimaha FBI-du u diray xubnaha Congress-ku may ahayn mid faahfaasan. Waxa keliya ee uu ku sheegay ayaa ahaa in emaillo cusb la helay kuwaas oo xidhiidh la ...

Read More »

Madaxweyne Gaas oo Maanta hor-tagaya Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha puntland

GAROOWE: C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa maanta lagu wadaa inuu hortago Baarlamaanka maamulkiisa, si uu su’aalo uga jawaabo. Todobaadkii hore ayay aheyd markii xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay diideen in la furo kalfadhigii 38aad, iyadoo uu maqan yahay Madaxweynaha Puntland. Su’aalaha lagu wado in la weydiiyo waxaa ka mid ah dagaalada Gaalkacyo, doorashooyinka labada aqal, xaalada Qandala iyo qabsashadii ...

Read More »

Xubnaha Liiska Aqalka sare ee Hirshabeelle oo Maanta lagu Dhawaaqayo

Hirshabeelle

JOWHAR: Musharaxiinta xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo, iyadoo ay ka dhex muuqan doonaan xubno ka soo kala jeeda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo tan iyo markii loo doortayxilka Madaxweynaha, waxaa uu isaga daba-laabanayay magaalada Muqdisho, isagoo kulamo kulamo kula lahaa Madaxda dowladda, iyadoo arrinta ...

Read More »

Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay Degmooyinka ay Faarujiyeen Ciidamada Itoobiya

QM

MUQDISHO: Qaramada Midoobey ayaa ka derisay xaalada ay kusugan yihiin dadkii kunoolaa degmooyinka iyo sidoo kale deegaanada dhawaan ay ka baxeen ciidanka dowladda Itoobiya , islamarkaana gacanta u galay Al-Shabaab. Xafiiska Qaramada Midoobey  ee arimaha biniaadanimada OCHA ayaa sheegay in dadkaasi ay ku dhibaateysan yihiin meelo ka baxsan magaalooyinkii ay ka barakaceen ,islamarkaana aysan haysanin Cafimaad , waxbarasho, hoy iyo ...

Read More »

Mas”uul Katirsanaa Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta geeriyoodey

Xeer Ilaaliye ku xigeenkii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida

MUQDISHO: Allaha unaxariistee Xeer Ilaaliye ku xigeenkii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida C/laahi Xuseen Mayoonge ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeryoodey, kadib muddo bil ah oo uu la xanuunsanayay dhaawac ay Degmada Warta-nabadda ugu geysteen kooxo hubeysan. Geerida xeer Ilaaliye ku xigeenkii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida C/laahi Xuseen ayaa waxaa Warbaahinta u xaqijiyay mid ka mid ah Ehelada Marxuumka. 26-kii Bishii ...

Read More »

Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo la kulmay Safiirka Ingiriiska

guuleed

MUQDISHO: Madaxweynaha Maamul-Goboleedka  Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay Safiirka Wadanka ingriiska u fadhisa Soomaaliya Ms Harriet Matthews. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kulankooda looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Colaadda Galkacayo, Waxaana Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Ms Harriet Matthews ay ka codsatay Madaxweyne Guleed in Si Sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalka Galkacayo. Madaxweyne Guleed ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay Madax ka socota Caalamka

Carte

Muqdisho: Mudane Maxamed Cumar Carteh Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa la kulmay Ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga Bini’aadannimada (DCHA) Mr. David Harden, Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz, iyo wafdi la socday, waxaana kulanka RW Ku-Xigeenka ku wehliyay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta. Mudane Carte ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka ...

Read More »