Warakii Ugu Dambeeyay

ARR BULSHADA

Xamza Bin laden oo lagu daray Liiska argagaxisada

Xamza Bin laden

  Maraykanka:- Dowladda Maryakanka ayaa liiska argagixisada ku dartay wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Osama Bin Laden,kadib markii lagu tilmaamay in wiilkaas uu halis ku yahay dalka Maraykanka. Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa Xamza ku dartay liiska kooxaha argagixisada waxayna taasi ka dhigan tahay in qof Maraykan ah ay mamnuuc ka tahay inuu wax ganacsi ah la yeesho ...

Read More »

General Katumba Wamala oo Gaaray Degmada Baraawe

Wamala

Baraawe:- Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maal mahaan ku sugnaa dalka ayaa manta booqasho ku tegay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose Safarka waxaa ku wehlinaya Taliyaha Howlgalka AMISOM Gen Osman Nur Soubagle,Saraakiil Soomaliyeed. Ujeedka Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala, uu Degmada Baraawe u gaaray ayaa lagu sheegay sidii ciidanka AMISOM ay u xaqiijin lahayeen ...

Read More »

Dil ka dhacay Isgoyska Dabka ee Muqdisho

da

Muqdisho:- Wararka ka imaanaya wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dil uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda. Askariga ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka oo saarnaa Gaari nooca Hiluxes ah ayaa waxa uu Rasaas ku furay Nin la socday Gaari nooca Aaliyoonka ah, kadib markii Askariga uu Ninka dhowr jeer ...

Read More »

Daawo:- Musharax Farmaajo oo kulan la qaatay xildhibaanada laga soo doortay Puntland

14

Muqdisho:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Musharax Madaxwayne ayaa maanta la kulmay Xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay Puntland, waxaana uu Farmaajo goobta kusoo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed iyo qorshaha uu rabo in uu ku hoggaamiyo dalka Soomaaliya. Musharax Madaxwayne Farmaajo ayaa waxa uu ku dheeraaday ka sheekeynta waxyaabaha uu ka qabanayo arrimaha amniga dalka, koboca dhaqaalaha, adeegyada bulshada, dowlad-wanaagga, dimuqraadiyadda, ...

Read More »

Daawo:- Alshabaab” Doorashada Soomaaliya waa xulasho

Cali-Dheere

Muqdisho:- Afhayeenka guud ee ururka Alshabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) ayaa ka hadlay doorashada dalka isagoo ku tilmaamay doorashada ka dhacaysa dalka inay tahay mid ah xulasho. Wareysi uu siiyay Shiikh Cali Dheere taleefishinka Aljazeera ayaa ku timaamay doorashooyinka dalka ka dhacaya inay yihiin Xulasho. Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay waxa ay ugaga duwan yihiin dowlada maadaama ...

Read More »

Jubbaland” Waan ka baxnay Qorshaha Qaranka oo ay dejisay Dowladda Federaalka

maxamud

Kismaayo:- Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland oo lahadlay warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaan Maamulka Jubbaland uu isaga baxay Qorshaha Qaranka oo ay dejisay Dowladda Federaalka. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa sheegay arrintan in ay timid kadib markii sida uu tilmaamay maamulka Jubbaland ay ka caroodeen tirada dadka ku nool Degaanada Jubbaland oo lagu sheegay ...

Read More »

Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Xarun ay ku shaqeyn doonaan Xubnaha Aqalka Sare

Xasan

Muqdisho:- Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray xarun ay si KMG ugu sii shaqeyn doonaan Xubnaha Aqalka Sare oo ku taalla Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxa uu Furay Kulankii Koowaad ee Xubnaha Aqalka Sare, waxa uuna Sanatarada Cusub ee Soomaaliya ugu baaqay in ay iska ...

Read More »

AMISOM” Ciidanka Burundi kama Baxayaan Soomaaliya

afhayenka-AMISOM-Col-Joe-Kibet-620x330

Muqdisho:- Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa beeniyay in Ciidanka Burundi ee jooga Soomaaliya ay ka baxayaan dalka kadib markii Madaxweynah Waddanka Burundi uu ku hanjabay arrintaas. Afhayeenka Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya Joe Kebit ,ayaa sheegay in Ciidanka Burundi aysan ka baxeyn Soomaaliya. “AMISOM iyo Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo wadajira waxaa loo dhiibay mas’uuliyadda amniga doorashada,xaqiijinta amniga,Musharrixiinta,Wufuudda ka qeyb galeysa doorashada ...

Read More »

Micheal Keating oo Baladweyne kula kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

Maamulka-Hirshabeelle

Baladweyne:- Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan waxa ay ku waramayaan in magaaladaasi uu manta gaaray Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Keating,waxaana Baladweyne ka gasii horeyay Cali C/llahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle. Wakiilka Qaramada Midoobey iyo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, waxa ay magaalada Baladweyne kula kulmeen waxgaradka,dhalinyarada qeybaha kala duwan ee bulshada iyo ...

Read More »

Weerar qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Baay

Dagaal

Gobolka Baay:- Wararka ka imaanaya degaanka Saydheelow oo ka tirsan Gobolka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ay saaka qaadeen duulaan qorsheysan ay kuqaadeen saldhig ay lahayeen Al-shabaab. Weerarkaasi ayaa la sheegay in lagu dilay Shan nin oo ka tirsan xarakada Al Shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Maamulka Koonfur Galbeed. Dadka ...

Read More »