Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

XOG CUSUB: Imaaraadka Carabta oo ku fashilantay Qorshe ay u Dagtay madaxweyne Xasan Shiikh!!!

Imaaradka iyo xasan

MUQDISHO: Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Somalia oo muddo bil ka badan ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa waxaa la soo deristay xaalad adag ka dib markii uu ku fashilmay qorsheyaal ka dhan ah soo laabashada Madaxweyne Xasan oo uu halkaas u joogay. Safiirka dowlada Imaaraadka ayaa dowlada Kenya kala hadlay qorshe uu watay oo ku saabsan in Cumar C/rashiid ...

Read More »

Maxaad ka Taqanaa Maalinta Macalinka” Warbixin?

DSC020411

Maalinta waxa ay ku began tahay 21 Novembar 2016 maalinta macalinka Soomaaliyeed 21 Nonember sanadkii 1974-tii dowladii Soomaaliya ee berigaasi jirtay u aqoonsatay maalinta macalinka Soomaaliyeed, waa maalinta qaran ee dalka loo asteeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, maatna oo kale Soomaaliya waxaa la fasaxay dhamaan dugsiyada si loo xuso kaalinta macaallinka. Macalinka oo aan La Qiimaynin Qiimihii iyo sharafkii uu lahaa macalinka ...

Read More »

Daawo: Qunsulka Itoobiya Garowe u fadhiya oo Sheegay War laga Naxay

aw-2

Garowe:Qunsulka Dowlada Itoobiya u fadhiya Garoowe  oo ka Hadlay Dagaalada ka dhacay Magaalda Gaalakacyo ayaa sheegay in markasta Puntland  laga gardarnaado islamarkaana aanay aqoonin gardareysi . “Waxan Halkan ka xaqiijinayaa Dagaal kasta oo dhaca in puntland looga gardaranyahay oo aanay aqoon gardarada iyada iyo shacabkeedaba” saas waxa yiri Wakiilka garoowe  u jooga dalkaasi Itoobiya. Mr, Asmalaash ayaa sheegay in ay ...

Read More »

Waa Maxay Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose?

Doorasho-

“Sanadahaan waxaa dhegaha shacabka Soomaalida ku batay Erayada “aqalka Hoose” iyo “Aqalka Sare” oo ah eray bixinno laga soo minguuriyay Dowladaha saaxiibada la’ah Soomaaliya kaa oo ay kusoo kordhiyeen, Siyaasadda dalka Soomaaliya. Dowladda Federaalka iyo Q.Midoobe ayaa markii ay arkeen inay ku fashilmeen qaban qaabinta doorashooyinka qof iyo cod, waxay bilaabeen in ay magacyo cusub kusoo kordhiyaan hab dhismeedka dowladda ...

Read More »

Madaxweyne Buhari oo xaaskiisa u sheegay inay jikada ku ekaato

puha_5

Nigeria : Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa jawaab ku haboon siiyay Xaaskiisa Caasha , kadib markii ay xaaskiisa dhaleeceesay Siyaasada uu ku shaqeenayo Odaygeeda. Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleeceynta uga timid xaaskiisa ayaa sheegay in uusan fahmin waxa ay ka hadleyso sidoo kale uusan garaneyn xisbiga ay katirsan tahay Xaaskiisa Caasha, waxa ...

Read More »

Daawo: Nin soo saaray Baaskiilka ugu Miisaanka culus Dunida

5

Ninkaan oo u dhashay dalka jarmalka kuna nool magaalada Kiel ayaa waxa uu jabiyay Iskoor cusub ka dib markii uu soo saaray Baaskiil lagu sheegay kan Dunida ugu culees iyo Miisaanka badan . Ninkaan  waxa uu soo saaray Baaskiil culeeska Miisaankiisa lagu sheegay 1.080 kiilo Gram halka dhirirkiisana uu ka yahay 105 Mitir . Waxa uu ninkaan xiliyada wadooyinka uu ...

Read More »

XOG: Gaas Oo Liiska Cusub Ee Aqalka Sare ku soo dari Doona Qab Qable Sare Gen. Morgan!!!

xog

Garoowe: Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goor dhaweyd Wariyeyaasha looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Puntland halkkaasi oo la sheegayo in shir jaraa’id lagu qabanayo. Wararka hordhaca ah waxa ay sheegayaan  in Madaxtooyada lagu soo bandhigayo Liiska la sheegay inay ku qoran yihiin 22 Xubnood oo ah Aqalka Sare kuwa umeteli doona Dawlad Goboleedka Puntland. Dhanka kale XOG Hoose ...

Read More »

Xasan Shiikh oo ku soo biiray Twitter-ka

Xasan

Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa markii u horeysay Twitter-ka isagoo sameystay Akoon u gaar ah. Bogga cusub ee Madaxweynaha ka sameystay Twitter-ka ayaa la sameeyay bishii hore, waxaana cinwaankiisu yahay @HEhassansheikh. Kusoo biirista Twitter-ka ee xiligaan, ayaa loo arkaa mid uu madaxweynaha ku doonayo inuu ololihiisa doorashada qeyb uga ...

Read More »