Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

Daawo: Wiil Soomaaliyeed oo Madaxwayne Obama Weydiiyay Su’aal uu ka jawaabi kariwaayay

AdamMatan

Mar uu maanta madaxwaynaha maraykanku la hadlayay dhalinyarada isagoo ku sugan magalada London,ayaa waxaa labada su’aalood oo ad adag xaasaasina ah oo Madaxwayne Obama ka jawaabi kariwaayay waydiiyay. wiilkan oo lagu magacaabo Adam Matan,waydiimahaasi oo uu madaxwayne Obama wax ka waydiiyey maraakiibta shisheeye ee sida sharci darada ah qashinka ugu quba xeebaha somalia iyo wuxuu ka qaban karo dhalinyarada somalida ...

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

13007271_494102317440180_4333438812920973931_n

Seddex Maalin ayuu Tababarkan u socday Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed maanta ayaana lagusoo gabo gabeeyay magalada Mugadisho. Tababarkaan ayaa waxaa bixinayey Saraakiil ka tirsan Dowladda Holland inta uu socdayna Waxaa Saraakiishii ka socotay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed lagu baray  saddex qeybood oo kala ah:- 1: how to search people 2: how to search vehicles 3: how to set up check ...

Read More »

Daawo: Beel Xildhibaankeeda soo hormarsatay si-uu uga midnoqdo Baarlamaanka 2016

IMG_1354

Ka Dib  kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho Ku Yeeshee n Odayaasha waxgaradka’ Siyaasiyiinta  ‘Aqoonyanada  ‘Culimada   Beelweeynta   Abakar  Ee Musade    ayaa Waxaa Lagu Taageerayay   Mudsane  Ibraahim Cumar Mahadale  oo ah Musharax Utaagan   ka Mid Noqoshada Xubnaha  Barlamaanka Ee Sanadka 2016ka  Ee badalaya  baarlamaanka  Hada  Jira Kulan  oo ahaa Mid  Isugu Jira Isbarasha iyo Qado  ayaa waxaa  Soo qabaqaabiyay   Mudane Ibraahim Cumar  ...

Read More »

Daawo: Madaxweynayaasha Afrikaanka ah oo aan haysan Shahaado Jaamacadeed

Denis-Sassou-NGuesso

Tabiyenews.com: Madaxweynayaasha caalamka ayaa dadku ay ka fishaan inay yihiin dad aqoon sare leh oo waxbarashada ka gaaray heer jaamacadeed. Hase yeeshee hogaamiyaal Afrikaan ah ayaan waxbarashada heer jaamacadeed ka gaarin iyagoo qaarkood aanba ka gudbin dugsi sare. Haddaba aan qormadan ku soo qaadano shan Madaxweyne oo xukumo dalal Afrikaan ah kuwaasoo aan waxbarasho heer Jaamacadeed gaarin balse xukuma dalalkooda. ...

Read More »

Dhageyso: Siduu Xasan Xanafi Ku Noqday Xagjir?

xasan

Maxkamadda Miltariga ee dowladda Somalia ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii. Xasan Xanafi, ayaa dugsiga sare uga baxay magaalada Muqdisho, waxaana uu macallin ka soo noqday isagoo da’ayar mid ka mid iskuulada Luuqadaha ee Muqdisho. Wariyeyaashii ...

Read More »