Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

Aqriso: Maanta oo kale dunnida Maxaa ka Dhacayna

Maxaa Dhacay

Waa Maalin khamiis ah taariikhduna waa 14 bisha January sanadka 2016. Waa maalinta 14,aad ee sanadka waxaana sanadkaan ka harsan 352 cisho Dhacdooyinka maanta oo kale dunnida ka dhacayna waxaa ka mid ah. Maanta oo kale sanadkii 2009 Ciidamadii Ethiopia ayaa baneeyay oo ka guuray garoonka kubbadda cagta ee Stadium Muqdisho ama isbartiibada, Xaruntii Xisbigii hantiwadaaga iyo isgoysyada Cali Kamiin ...

Read More »

Dhageyso: Fanaanka Nimcaan Hilaac Messi iyo Ronaldo kee buu taageero u yahay

nimcan

Fanaanka Caanka ah ee lagu Magacaabo Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan {Nimcaan Hilaac} oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ah mid aan ka marneen dhanka isboortiga marka laga soo tago Fanka. Nimcaan  Ayaa fanka ka hor ayaan jiray ciyaaryahan ciyaara Kubadda Cagta iyo Orad yahan Dheereeya mudo laga joogo sedex sano ayuu moog yahay dheelista ciyaaraha ama hadaan si kale u iraahdo ...

Read More »

Wasiir Raalligelin ka Bixiyey Farriin uu u Diray Gabar Suxufiyad ah

FILE - In this Feb. 27, 2015 file photo, Australian Immigration and Border Protection Minister Peter Dutton visits Port Klang, outside Kuala Lumpur, Malaysia. In a video message aired to asylum seekers on the remote Pacific Island nation of Nauru, Dutton is hard-selling an unlikely destination it claims offers "a wealth of opportunity" to start a new life: Cambodia. (AP Photo/Joshua Paul, File)

Wasiirka Socdaanlka Australia Mr. Peter Dutton, ayaa raalligelin ka bixiyey farriin uu si khalad ah ugu diray suxufiyad uu ku tilmaamay sixiroolay waalan. Mr. Dutton waxa uu qirtay inuu farriinta qoraalka ah u diray suxufiyada, kadib markii uu akhriyey maqaal ay qortay Samantha Madien oo ah tifaftiraya siyaasadda wargeyska News Corp’s Axaddii toddobaadkan. “Waxa aan raalligelin ka bixinayaa qoraalka aan ...

Read More »

Haweenka Qurxoon oo Imtixaannaadka tooska ah Darajo Sare Keena

tabiye

Daraasad dhawaan la soo saaray, ayaa iftiimisay in haweenka qurxoon ay darajo sare ku baxaasan imtixaanka weji ka wejiga looga qaado. Koox cilmi-badhayaal ah oo ka socday Jaamacadda Metropolitan State Univesity of Denver, ayaa ogaaday in hablaha isku fasalka ah la kala takooro fasallada dhexdooda, iyadoo imtixannaadka tooska amma weji ka wejiga loo qaado ay darajo hoose keenaan haweenka loo ...

Read More »

Daawo: Dacwad ka Dhalatay Sawir uu Danyeer Iska Qaaday oo ka taagan Dalka Mareykanka

daanyeer

Garsoore u dhashay dalka Maraykanka, ayaa go’aan ka gaadhay dacwad ay keeneen koox xuquuqda xayawaanka u dooda oo la yidhaa PETA, kuwasaoo metelaayey daanyeer sawir kur ah iska qaaday oo aan la xusin inuu isagu leeyahay, waxaannu go’aamiyey in aanu xuquuq maskaxda iyo qoraalka (copy right) yeelan karin xayawaanka, maadaama aanu ahayn bani’aadam. Kooxda xuquuqda xayawaanka u dooda e PETA ...

Read More »

Maxaa Maanta oo kale ka Dhacay Dunida

Maxaa Dhacay

Waa maalin Sabti ah taariikhduna waa 9 bisha January sanadka 2015. Waa maalinta 9,aad ee sanadka waxaana sanadkaan ka harsan 357 cisho. Dhacdooyinka maanta oo kale dunnida ka dhacayna waxaa ka mid ah. Maanta oo kale sanadkii 2008 Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargaysa lagu aasay Max’ed Yuusuf Cabdi oo ka mid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed ee heesahooda aadka loo jecelyahay ...

Read More »

Daawo: Sida Xariga looga Jaray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso

xarig

Madaxweynaha  Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas”,Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Safiirada China iyo Talyaaniga ayaa si wada jir ah xariga uga jaray garoonka caalamiga ah ee Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso. Xarig jarka ayaa ka dhigan in maanta oo Jimce ah laga bilaabo uu si toos ah u furan yahay garoonku,wuxuuna noqonayaa garoonkii ugu horeeyay ee caalami ...

Read More »

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo si aan Caadi aheyn loogu soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso

soodhaweyn

Waxaa garoonka cusub ee magaalada Boosaaso soo caga dhigatay diyaarad siday wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ay la socdaan xubno ka tirsan golayaasha Xukuumaada iyo baarlamaanka federaalka. Waxaa garoonka ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Maamulka Gobolka Bari, Kan degmada Boosaaso iyo madax kale oo magaalada Boosaaso u jooga ka qayb galka ...

Read More »