Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

Daawo:- Maxay ka wada hadleen Madaxa Ciidanka Asluubta iyo Xeer ilaaliyaha Jarmalka?

Taliyaha booliska

Jarmalka :- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Jarmalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay Xeer ilaaliyaha Dalka Jarmalka, iyagoo ka wada hadlay sidii ay iskaashi u yeelan lahaayeen. Xeer ilaaliyaha Wadanka Germany ayaa waxa uu u ballan qaaday in Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay ka caawin doonaan dhismaha iyo qalabeynta Ciidanka. Taliyaha ...

Read More »

Dacwadda Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta la soo gaba gabeynayo

dacwad

Hague:- Faarax Qare oo ka mid ah Khubarada Soomaaliyeed ee Korjoogtda ka ah Dhageysiga Dacwadda Muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya oo ka soconeysa Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in Dacwaddu ay mareyso heer gabo gabo ah islamarkaana maanta Kenya Jawaabaheeda Dhageysan doonto Maxkamaddu. Waxaa maanta oo jimco ah la filayaa in gebi ahaan la soo gaba gabeeyo Dacwaddaasi ...

Read More »

AKHRISO:- Maxay Soo bandhigeen Guddiga Doorashooyinka Puntland

Gudiga Doorashooyinka

Garoowe:- Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Puntland, Khaliif Ow-Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa waxuu shaaca ka qaaday in ay xaqiijinayaan qoondada Haweenka ay ku yeelanayaan xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi. Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Puntland, Khaliif Ow-Cali ayaa qeexay in meel wanaagsan ay marayaan arimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya gaar ahaan aqalka hoose. Mr. Khaliif Ow-Cali ayaa qiray in ay jiraan ...

Read More »

DEG DEG:- Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Baydhabo

000jawari

Baydhabo :- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ay gaareen magaaladaasi Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, ...

Read More »

Kareena Kapoor oo la Ogaaday in ay uur lee dahay, Hadaba yaa u yeelay

kareena_pregnant1

Atriishada Bollywood Kareena Kapoor Khan  oo maalmahan ay saxaafadda ka hadleysay uurkeeda ay u leedahay ninkeeda Saif Ali Khan ayaa ugu dambeyn ka dhawaajisay in ay xaqiiqo tahay, waxeyna soo bandhigtay uurka oo u muuqda mid aan qarsoomeyn. iyadoo la weydiiyay sida ay u aragto qaabka hooyanimada iyo rajada cunugeeda, waxeyna ku jawabatay haa waxaan xertaa dhar nafis ii leh ...

Read More »

Daawo:- Farxiya Kabayare, Shaley iyo Maanta!

maxresdefault

Heestaan waxaa qaaday Farxiyo Kabayare waxaana loogu magic daray Hubaal waxa ayna kamid yihiin heesihii ugu horeyay ee qaado waxayna aheyd markaas gabar aad u da”yar AKHRISTE isma weydiisay Farqiga u dhaxeya Shaley iyo Maanta Heestaan waxaa la yiraahdaa DHAKAC DHAKAC waxa ayna kamid tahay heesaha ay qaado Farxiya Kabayare, kuwa aadka loo dhageysto. isweydii Farqiga u dhaxeyo labadaan heesood. ...

Read More »

Daawo:- Nin Si Sahlan Ku Noqday Maalqabeen Sababta Maxey tahay?

basher_2

Warbaahinta Caalamka ayaa aad u hadal haya Mohamed Basheer oo ka bad baaday Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dubai iyo Ninkaan oo noqday iminka Taajir si sahlan ku helay Lacag aad u fara badan . Mohamed Basheer waa 62-jir Muslim ah oo u dhashay dalka Hindiya wuxuuna ka ganacsadaa iibinta gawaarida yar yar kaas oo dhawaan ku jiray dadkii laga ...

Read More »

Daawo: Wariyaal Caan ah oo shaqada looga joojiyay.sabata Maxay tahay?

masar

Gudoomiyaha Idaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid weriyeyaasha ka howgla Idaacada Iyo TVga masar sababo la xirira buurnaantooda ama misaankooda oo saa,id noqday. Sida ay sheegtay warbinta Masar go,aanka ka soobaxay Hayfaa Xijaazi oo ah haweynay madax ka ah gudiga Idaacada Iyo TVga Masarida ayaa dhigaya in ...

Read More »

Dhageyso: Farmaajo oo Banaanka keenay Sirta ka dambeesa Kaarka Aqoonsiga ay Dowlada ku amartay Dadka Muqdisho in ay Sameestaan

farmaajo

Ra’iisla Wasaarihii Hore ee Dowladii KMG aheyd Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay Kaarka Aqoonsiga ay Dowlada Federaalka ku amartay dadka in ay sameystaan. Farmaajo ayaa sheegay in ay is weydiin Mudan tahay sababta keentay in hada dib loo cusboonsiiyo Qaadashada Kaarka Aqoonsiga Muwaadin,waxana uuna sheegay in Dan Gaar ah laga lee yahay sida uu sheegay. Dhanka kale ...

Read More »