Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

Daawo:- Xoolo Dhaqatada Gobolkamudug Oo Badalay sumadihii Hore Aay Soomaliduu xoollahooda kudhiganjireen;-

xxxxxxxxxxx

  xoolo dhaqatada gobolka mudug ayaa isbadal kusamaynaya sumadaha caanka ay kuyihiin xoolaha soomalida waxana ay kadoorbidayan sumad ugub ah oo ay kaga maarmayaan tiihore oo ahayd in xoolaha qaab gubitaan ah sumad lagu garto loogu dhigo reer guuraga oo kusobadanaya magaalloyinka iyo hal abuuro ay helen ayaa kuriixay in hab cusub oo marka xooluhu ay kaluman ay uadeegsan helidooda ...

Read More »

Daawo: Cristiano Ronaldo oo la Kulmay Aktaro iyo Fananiin Caan ah,Maxaa kala qabsaday

CR 3

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa wada wali fasaxiisa uu ku joogo dalka Mareykanka isagoo dhex galay jilayaasha aflaanta Hollywoodka sidoo kalana ka qeyb la kulmay dhawr qof oo caan ah, balse markaan wuxuu gurugiisa oo ku yaala Beverly Hills kula kulmay actorka caanka ah ee Jason Statham oo u dabaal dagayay dhalashadiisa 49-aad. Super Star-ka ...

Read More »

Daawo:- Barnaamijka Salaamaha dadweynaha ee Ciidul-fidriga

cii

Bulshada soomaaliyeed ayaa maalintii labaad waxa ay ka qeybqaadanayaan Farxadda iyo fantasiyada ciidul-fidriga maalinta labaad ee laga wada ciidayo guud ahaan dunida islaamka oo idil. qaarkamid ah bulshaweynta soomaaliyeed ayaa waxa ay hambalyo u dirayaan oo ciida ku aadan eheladooda iyo qaraawadooda.         Halkaan ka Daawo:- damaashaadka ciidul-fidriga

Read More »

Daawo:- Wasiirka Warfaafinta oo Soo bandhigay Sir dowladda u qarsooneed in mudo ah

maareeye

Muqdisho:- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayer Maareeye ayaa Ka shifay Sirta Dowladda Soomaaliya ee ku aadan Wada-hadalada Midnimada Soomaaliya & Soomaaliland. Isagoo Eeda Cida ka gaabisay wadahadalka Labada dhinac ku sheegay in ay tahay siyaasiyiinta Reer Koonfureed iyo Madaxda Dowlada Somaliya oo Qorsho siyaasadeed aan ka dejin Wada hadalada Labadda dhinac.

Read More »

Aktarada Priyanka Chopra oo la ogaday Sababta ay u Diiday Xiriiri Jaceyl, una Doorbiday kalinimada

PC1

Aktarada Bollywoodka Priyanka Chopra, islamarkaasna dhawaanahaanba ku mashquulsaneed dhankaas iyo Hollywoodka, ayaa daaha ka qaaday arimo badan oo nolosheeda gaarka ah ku saabsan. Aktarada Quantico, waxeey sheegtay in waligeed aysan sameyn xiriir jaceyl, laakiin waxeey sheegtay ineey xiriiro badan leedahay. Quruxleydii hore ee aduunka, oo markeedi ugu horeysay kasoo muuqan doonta Hollywoodka, gaar ahaan Filimkeeda “Baywatch”, ayaa wareysi ay siisay ...

Read More »