Warakii Ugu Dambeeyay

BARNAAMIJYO

Radio Daljir oo Hawada laga Saaray kadib Markii ay Qaadacday Go”aan ay Soo Saartay Puntland

deg-deg-caawa

Garoowe:- Warar dheeraad ah waxa uu caawa kasoo baxayaa magaalada Garoowe kaa oo ku aadan in ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ay hawada ka saareen oo ay albaabada isugu dhufteen xarunta Radio Daljir ee magaalada Garoowe. Ciidamada hawada ka saaray Xarunta Radio Daljir ee magaalada Garoowe ayaa la sheegay in ay ka amar qaataan Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Soo-Cadde. Wariyaasha ...

Read More »

Daawo: Ciidamadii Xilka ka qaadi lahaa Cabdiwali Gaas oo Duleedka Boosaaso lagu soo badhigay

5

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Bari Cabdisamad Maxamed Galan iyo ciidamo uu hogaaminaayo ayaa saakay soo gaaray Degmada Carmo ee Gobalka Bari oo ku taala wadada dheer ee xiriirisa inta badan Gobalada Puntland. Galan ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyey Dadweynaha Degaanka, wuxuuna ciidamadii uu watay dejiyey meel aan sidaas uga fogayn Magaalada Carmo oo ay ku taal xerada lagu tababaro Booliska ...

Read More »

Dib u Milicso Waxqabadkii & Xusuustii Mudane Farmaajo

Farmaajo

  Qormo:- Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladdii KMG aheed ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya bishii April 1962-dii Wuxuu waxbarashadiisa aasaasiga ku qaatay magaalada Muqdisho. wuxuuna shahaadada B.A iyo M.A ka qaatay Jaamacadda New York ee ku taalla Buffalo ...

Read More »