Warakii Ugu Dambeeyay

DHAGAYSO

Qaramada Midoobay “ Hala ilaaliyo Rayidka ku go’doonsan Mosul

_94726320_mosul1

Mosul – Tabiye.com- Ayadoo uu ciidanka Ciraaq isu diyaarinayo duulaan ka dhan ah xooggaga ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ee ku sugan Galbeedka Mosul, ayaa Qaramada Midoobay waxa dhinacyada dagaallamaya ugu baaqday badbaadinta boqolaalka kun ee dadka rayidka ah ee halkaasi ku go’doonsan. Diyaaradaha dagaalka ee Ciraaq ayaa deegaankaasi ku daadiyay warqado ay dadka rayidka ah uga digayaan duulaanka kusoo ...

Read More »

Daawo:- Kulan lagu Taageerayay Madaxweyne Farmaajo oo lagu Qabtay Koonfur Afrika

Farmaajo1

Muqdisho- Tabiye.com- Xafladani lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhamaan bulshada Soomaaliyed qeybaheeda kala duwan Ganacsato, Culumo, Odoyaal, iyo Haweenba. Masuuliyiintii goobta ka hadashay waxaa kamid ahaa Mahad Cumar Cabdi oo ah ganacsade ku dhaqan Koonfur Afrika ahna saaxiib si gaar ah ugu dhaw Farmaajo ayaa in badan ka hadlay hadafka fog ee laga filan ...

Read More »

Turkiga oo balan qaaday dedejinta dhismaha Xarunta Golaha Shacabka

Turkiga

Muqdisho- Tabiye.com- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo Turkey u fadhiya magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliye Danjire Mr Victor Ronneberg oo uu wehliyey Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya Mr Jens Mjaugedal waxaana uu kala ...

Read More »

3 Ruux oo loo qabtay Dilalkii Maanta ka dhacay Muqdisho

ciidanka

Muqdisho-Tabiye.com- Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay gacanta ku soo dhigtay gaari ay wateen rag maanta dilal ka geystay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa tilmaamtay in xaafadda Jamhuuriya ee degmada Yaaqshiid ay kasoo qabteen gaariga ay wateen raggii weeraradii lagu diley afhayeenkii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo askari ilaalo u ahaa  taliye ...

Read More »

Daawo:-Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiir Cusub

6-1024x689

Muqdisho-Tabiye.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magcaabdey Soomaaliya. David William Concor ayaa badalay Safiiradii hore ee Soomaaliya u qaabilsaneyd dowladda Britain. David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Ingariiska, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha ay isku soo qaadeen in si dhab ah loo xoojiyo taageerada joogtada ah ...

Read More »

Taliye kuxigeenkii hore ee NISA oo lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho.

NISA-NISA

Muqdisho- Tabiye.com- Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Qaranka Xasan Maxamed Cali oo loo yaqaano Xasan Dheere ayaa goor dhow lagu dhaawacay magaalada Muqdisho. Dabley hubeysan ayaa gaari uu la socday Taliye kuxigeenkii hore waxa ay ku rasaaseeyeen degmada Xamar weyne, Isgoyska Ceel Gaabta. Wararka ayaa sheegay in Jeneraal Xassan Dheere uu ku dhaawacmay weerarka halka uu ku dhaawacmay darawalkiisa. Jeneraal ...

Read More »

Farmaajo Farxad ka Filo” Warbixin

Far

Muqdisho- Tabiye.com– Waxaa si weyn loo hadal hayaa doorashadii ka qabsoontay dalka taas oo ay ku loollamayeen 21 musharrax. Intuba waxay ku hardamayeen kursiga madaxweynenimo ee dalka. Saadaal iyo qiimeyn ay sameeyeen khubaro caalami ah ayaa beenowday. halka filashadii shacabka Soomaaliyeed ay rumowday. Lama filaan ayey noqotay natiijadii ka soo baxday doorashada. Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo loo yaqaanno Farmaajo waa ...

Read More »

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Oo la siiyay mushaaraad kooda

Boolis

Muqdisho- Tabiye.com– Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa muddo siddeed bilood kadib la siiyay mushaarad iyadoo mushaarkaasina uu yahay kii ugu horeeyay ee ay bixiso dowlada tan iyo markii uu xafiiska Madaxweynaha la wareegay Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Qaar kamid ah Saraakiisha ciidamada Booliska waxa ay sheegeen inay tahay tii ugu horeysay ee ay helaan muddo siddeed bilood ah. Dadka ehelka ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo” Halaga Qeybqaato Gurmadka Abaaraha

Farmaajo1

Muqdisho- Tabiye.com– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa  Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka waxa uu shalay kala hadlay sidii gurmad wadajireed loogu sameynlahaa dadka ay sameesay Abaaraha kajira Gobolada dalka. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaa jira ku dhawaad 3 milyan oo ruux oo ay abaaruhu saameeyeen, Waxaan u baahannahay waxqabad deg deg ah maadaama aysan dadka haatan sugi ...

Read More »

Daawo:- Farmaajo oo la kulmay Guddiga Abaaraha iyo Beesha Caalamka

Farmaajo-2

Muqdisho- Tabiye.com– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Gurmadka Abaaraha, Beesha Caalamka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana uu kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha dalka ka jira. Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo warbixin ka dhageystay Guddiga Abaaraha iyo halka ay wax marayaan ayaa dhammaan shacabka ...

Read More »