Warakii Ugu Dambeeyay

DHAGAYSO

Deg Deg: Donald Trump Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Mareykanka.

Donald Trump,

Maraykanka: Natiijooyinka ka soo baxaya doorashooyinka dalka Mareykanka ayaa sheegaya in madaxtinimada wadankaasi uu ku guulaystay Hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump. Donald Trump waxa uu helay codad gaaraya  276 Cod  , Halka Hillary Clinton ay heshay 218 cod. Oohin iyo murugo ayaa laga soo sheegayaa xarumaha ol olaha doorashada HILLARY CLINTON haweenayda uu qabo madaxweynihii hore ee Mareykanka una tartamaysa xisbiga ...

Read More »

Donald Trump oo Qarka u saaran inuu noqdo Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Mareykanka.

adcc4ef252974f3f9fe74ac7d885aaaf_18

Maraykanka: Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Natiijooyinka  Hor u dhaca ah oo ku aadan Doorashada Madaxweyne ee dalka Mareykanka. Natiijooyinka hor dhaca ah ee ka soo baxaya doorashooyinka dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Donald Trump uu qarka u saaranyahay inuu ku guulaystay xilka, maadaama Donald Trump uu heysto  245 Cod  , Halka Hillary Clinton ay heysato 215 cod. Oohin iyo ...

Read More »

Waa sidee saaka xaalada Magaalada Gaalkacyo?

Magaalada_Gaalkacyo_Gobolka_Mudug_Somalia_660-696x443

Gaalkacyo: Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xaaladeeda saaka waxa ay tahay mid degan, kadib markii shalay Magaalada uu ka dhacay Dagaal geystay khasaare. Dagaalka shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu dhaxeeyay Ciidamo ka kala tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, Inta la xaqiijiyay Dagaalkii shalay dhacay waxaa ku dhimatay 2 Qof halka sidoo kalena uu ku dhaawacmay ...

Read More »

Wararka Doorashada Maraykanka

B096EA60-37BB-471C-B952-CFF7090AE479_cx0_cy5_cw0_w987_r1_s_r1

Maraykanka: Goobaha codbixinta ee gobollada qaarkood ayaa la soo xirayaa, waxaana soo baxaya natiijooyin hordhaca ah. Dadka codeynayay ayaa muujiyay sida ay u diidan yihiin hab dhaqanka musharrixiinta, waxaan su’aallaha la weydiiyay ka mid ahaa Ma ku dhibtaa sida uu Donadl ula dhaqmo haweenka? 71% waxay ku jawaabeen “Haa” 28% waxay ku jawaabeen “Maya” Sidoo kale waxaa la weydiiyay ma ...

Read More »

Magaalada Jowhar oo saaka lagu dooranayo xubnaha Aqalka Sare

cosoble

Jowhar: Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare  ee maamulka Hirshabeelle oo shalay dib u dhaca ku yimid ayaa Maanta lagu wadaa in ay ka bilaabato magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh  Cusmaan Barre ayaa sheegay in maanta ay bilaaban doono Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee ka imaanaya deegaanada maamulka Hirshabeelle. Inkabadan 20 musharax ayaa u taagan ...

Read More »

Daawo: Trump oo wax aan badnayn kaga horeeya Hilary

xxx

Maraykanka Norm Ornstein ayaa BBC-da u sheegay in fursadda keli ah ee Hillary Clinton ay guusha ku hanan kartaa tahay in ay ku guulaysato gobollada Pennsylvania, Michigan iyo Winsconsin, waana dariiqa keli ah ee ay Aqalka Cad u mari karto. “Iyada jidkaas uun baa u furan, isagu se fursado badan buu haystaa” ayuu hadalka ku sii daray. Gobolka Washington ayaa ...

Read More »

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamada

Baydhabo: Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa saakay xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidanka daraawiishta ee maamulka konfur-Galbeed, kaa soo nin shacab ah ku dilay magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay. Askariga dilka lagu xukumay ayaa lagaa magacaabaa Cali Boorow Maxamed, wuxuuna falkan dilka ah u geystay marxuum lagu magacaabi jiray Qaasimo Caddow Xaaji Keyrow 10-10-2016, ...

Read More »

Daawo: Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Magaaada Baydhabo

11

Baydhabo: Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed, ayaa maanta si rasmi ah ugu bilaabatay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Doorashada ayaa waxaa goobjoog ka ah madax ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka  Koonfur Galbeed iyo xubno ka socda Beesha Caalamka. Maanta ayaa lagu wadaa  in la doorto 8 xubnood , ...

Read More »

Faah Faahin ku aadan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo1

Gaalkacyo:  Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dagaalka ka socda Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Wariyaal kusugan Gaalkacyo oo aanu lahadalnay waxa ay sheegeen in xaalada ay  aad u kacsantahay, islamarkaana ay hakad kujiraan isu socodka xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Gaalkacyo. Madaxda isbitaalada Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo aan qadka taleefanka kula xariirnay ayaa  inoo ...

Read More »