Warakii Ugu Dambeeyay

DHAGAYSO

Is weydii Su’aalahaan kadibna wax ka Ogoow dhimashadii Cawke?

Cawke

ISWEYDII SU’AALAHAN , KA DIB WAXAAD OGANEYSAA SABABTA UU U GEERIYOODAY COWKE 1-Wariye Cowke Ma dar alluu u dhintay , mise gacan ka xaqdaran oo aan muuqan ayaa dishay ? 2-Cowke muxuu Jigjig aka doonay oo uu u tagay ? 3-Cowke yaa u yeray ? 4-Maxaase loogu yeeray ? 5-Cowke miyuu Xanuunsanayay Markii uu Jigjigo tagayay ? 6-Maxaa sababay in ...

Read More »

Nin Haweyn ku dilay Suuqa Bakaaraha oo la Dilay isna

6

Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha NISA. Haweeneydaan ayaa lagu toogtay  Agagaarka Suuqa Daawada ee Bakaaraha xilli ay halkaas ka adeeganaysay. Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa isku dayay inay qabtaan wiilkan oo hubeysnaa, haseyeeshee laguma guuleysan in la qabto, ...

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo Safaarado Lacag la,naan loo Xiray Dib u Fureysa

5

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar Carte, iyada oo goluhu isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee bishii Luuliyo 2014 Golahihii Wasiiradii ee Xukuumadii hore isku raaceen in la xiro. Shirka golaha wasiirada ayaa sidoo kale warbixino looga dhageystay ...

Read More »

Kenyaan Al Shabaab Baxsad ka ah oo la Arkay

aj

Wasiirka arimaha gudaha dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in boqolaal kale oo dhalinyarada Kenya ay kasoo baxayaan Xarakada Al-shabab ee Soomaliya kuwaasi oo guryahooda dib ugu laabanaya. Joseph Nkaissery ayaa hadalkaan saxaafada ugu sheegay xafiiskiisa magaalada Nairobi balse ma uusan carabaabin tirada dhalinta soo laabatay,talabadaan ayaa daba socoto cafiskii bishii April ee xukumada Kenya u fidisay dhalinyarada Kenyaatiga ah ee ...

Read More »

Meesha uu joogo “abaabulaha” weerarka Paris lama oga

rrr

Dacwad oogaha maxkamadda Paris ayaa sheegay inaan la ogeyn meesha uu joogo ninka lagu eedeeyay inuu abaabulay weeraradii dadka badan ay ku dhinteen. Francois Molins ayaa weriyayaasha u sheegay in Cabdelxamid Abaauud uusan kamid ahayn sideeda qof ee la xiray intii uu socday howlgal ka dhacay xaafad ka tirsan Paris oo lagu magacaabo Saint Denis. Sikastaba, waxa uu sheegay in ...

Read More »