Warakii Ugu Dambeeyay

SPORTS

Boqoradda UK oo lagu wado inay awaal mariso Orodyahanka Mo Farah

589393050-620x413

Orodyahanka Mo Farah ee heesta Dhalashada dalka Britain una dhashay Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in la siiyo abaal marinta darajada sare oo ay bixiso Boqarada UK loona yaqaano Knighhood. Mo Farah ayaa marar kala duwan ku guuleestay billado badan ay ku jiraan Dahab. Ciyaaryahankan ayaa difaacday tartanka Orodka 10-ka kun mitir ee London 2012, isagoo Fursad weyn u heeysta inuu ...

Read More »

Daawo:- Mo Farah oo ku guuldareystay inuu difaacdo bilada dahabka ee Orodka 5,000 mitir

Mo-Farah2

Orodyahanka asalkiisa yahay Soomaali ee u orda Britain ayaa kaalinta 3aad ku dhameysttay orodka 5,000 oo mitir, isagoo ku sigtay inuu dhaco ka hor inta aanu soo idlaan Tartanka. Mo Farah ayaa ku guuldareystay inuu mar kale difaacdo bilada dahabka ee orodka 5,000 oo mitir, kadib markii afar sano ka hor uu ku guuleystay. Orodyahankan ayaa markii uu tartanka dhamaaday ...

Read More »

AKHRISO:- Magacyada Wadamada Maanta la tartamaya Soomaaliya ee Tartanka Orodada

009_rexona_ades_x_brasilia_mr

Brazil :_ Magaalada Rio De Jinero ee wadanka Brazil waxaa maanta kasoo muuqan doona calanka buluuga ah ee Somalia, waxaana U Ordi doona Maxamed Daa’uud Maxamed. Xidigaan Ayaa ordi doona oradka 5,000 ee Mitir waxaana uu la ordi doonaa wadamo badan,oradkaan ayaa bilaaban doona 4:05pm xiliga Geeska Afrika. Soomaali badan ayaa rajo ka qabta in xidigaan uu natiijo fiican ka ...

Read More »

Warbaahinada Caalamka” Maryan Nuux waxa ay u Orodday sidii gabdhaha dhigta iskuullada sare

Maryan-nuh-muse-

Maqaalad ay qortayin  jariiradda caanka ah ee Washington Post ayay ku sheegtay Maryan Nuux oo u tartamaysay Soomaaliya ay soo bandhigtay orodka lamidka ah gabdhaha dugsiyada sare. Waxay awoodi wayday inay judhiiba karaar qaadato oo hablaha kale u dhawaato, waxayna timid xariiqinta guusha xilli gabdhihii kale ay nasanayeen. Maryan waa loo cudur daaray maaddaama ay ka timid dal bur buray ...

Read More »

Ciyaaryahan Mo Farah oo ku guuleystay Orodka 10,000m

Mo-Farah-3

Orodyahan Mo Farah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah ee markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada. Orodyahankan oo Soomaaliya ka soo jeeda ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee uu horay ugu guulaystay Olympicadii 2012-kii. 33-jirkan ayaa dhulka ku dhacay balse si degdeg ah uga soo kabsaday isagoo awoodda orodkiisa soo bandhigay 100-kii mitir ee ugu ...

Read More »

Daawo:- Gabar Masriyad ah oo soo jiidatay indhaha calamka

egypt

Cayaar yahanad u dhalatay dalka Masar oo ka qayb galaysa cayaaraha Olympikada Rio ayaa sheegtay in xijaabku uusan u diidayn inay tartannada ka qayb qaadato dalkeedana u matasho. Gabadhaan oo lagu magacaab Doaa Elghobashy oo dalkeeda u cayaaraysa Kubadda Laliska ayaa shaashadaha caalamka laga daawaday ayagoo ku cayaaraya xeebta Copacabana. Waxay la cayaareen dalka Jarmalka iyo Itaaliya. Hablaha reer Jarmal ...

Read More »

Australian Olympic rowing coaches robbed at knifepoint in Rio and ‘violently assaulted by two teenage boys’

36C17FB300000578-0-image-a-59_1470545853821

Two Australian rowing coaches were robbed at knifepoint by two teenage boys in Rio in the latest security failure at the Games. The coaches were wearing their team uniforms and were walking a short distance back to their hotel near Ipanema Beach after the opening ceremony on Friday, according to The Sydney Morning Herald. The coaches were reportedly violently assaulted ...

Read More »