Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa wada wali fasaxiisa uu ku joogo dalka Mareykanka isagoo dhex galay jilayaasha aflaanta Hollywoodka sidoo kalana ka qeyb la kulmay dhawr qof oo caan ah, balse markaan wuxuu gurugiisa oo ku yaala Beverly Hills kula kulmay actorka caanka ah ee Jason Statham oo u dabaal dagayay dhalashadiisa 49-aad. Super Star-ka ...
Read More »SPORTS
Kulan ciyaareed xiiso badan oo Galabta ka dhici doona Banaadir Stadium
Muqdisho:- Kulan xiiso badan ayaa galabta la filayaa inuu ka dhaco garoonka ciyaaraha ee banaadir Stadium Ciyaarta galabta waxa ay u dhaxaysaa Naadiyada kala ah Shabeelaha dhexe iyo hiiraan oo halmaamul ah iyo ciyaartoyda Puntland. kulanka galabta aad ayuu uadagyahay xiiso gaar ah ayuuna leeyahay dad aab u badan ayaa usoo daabasho tagaya garoonka ciyaaraha banaadir , waxaana maalgalinaya maamulka ...
Read More »Banaadir oo Guul-daro kala kulantay Xulka Ciyaar toyda Jubbaland
Muqdisho:- Ciyaar aad u xiisa badnaa ayaa galabta waxa ay ka dhacday Garoonka kubada cagta Banaadir Stadium waxayna u dhaxaysay kooxaha Banaadir iyo Jubbaland oo ciyaaray kulan ka tirsan Afar dhamaadka Tartankaa Maamul Goboleedyada dalka. Tartankan ayaa waxaa uu ahaa mid loo sameeyay Labo Group oo kala ah Group A iyo Group B. Groupka A Waxaa ku wada jiray kooxaha ...
Read More »Ciyaar xiiso badan oo u dhaxaysa Puntland iyo Banaadir oo ka socota Banaadir Stadium
Muqdisho:- Kulan xiiso badan ayaa iminka waxa ay ka soconaysaa Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium waxayna u dhaxeysaa kooxaha Banaadir iyo Puntland. Tartankan ayaa waxaa ka qeyb galaya ilaa 6 kooxood oo ka socda maamul goboleedyada dalka ka jira. Labada kooxood ee galabta ciyaaraya ee Banaadir iyo Puntland kabtanadooda oo aan goor dhow la xiriirnay ayaa inoo sheegay in ...
Read More »Daawo:- Kooxda Portugal oo guulweyn ka gaartay kooxda Wales
Xulka k/cagta ee Portugal ayaa 12-sano kadib u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Sema Finalka 2-0 uga badiyeen xulka Wales oo Tartankan wacdaro ka dhigay, isla markaana taariikh dhigay. Ciyaarta labada dal ee Portugal iyo Wales ayaa si gaar ah isha loogu hayay, gaar ahaan Bale iyo Ronaldo oo u wada ciyaara kooxda ...
Read More »Daawo: Rigooradii uu qasaariyey Messi iyo Messi oo iskaga fariistay Cayaaraha
Xalay Waxa ay Habeen Madow u Aheyd Xidiga dalka Argentina ee Lionel Messi waxa uuna dalkiisa ka qasaariyey mid ka mid ah Rigoorooyinkii ay ku kala baxayeen dalka Chille oo kaga Guuleystey koobka America Waxaana Xidigaan uu kubada Marsiiyey Birta korkeeda. Messi ayaa cayaartii kadib shir uu qabtay waxa uu ku Sheegay in uu iskaga fariistay Cayaaraha Caalimiga ah, Messi ayaa ...
Read More »Cristiano Ronaldo scores the winning penalty in the 2016 Champions League final
The competition’s all-time leading scorer kept his composure to win it – his third individual Champions League triumph following on his from his successes with Manchester United in 2008 and Real in 2014. Zidane’s tactics deliver silverware Zidane, a Champions League winner with Real as a player in 2002, replaced Rafael Benitez as manager at the Bernabeu in ...
Read More »Going somewhere, Jose? Boxes removed from Mourinho’s London home as he prepares to take United job after sacking of Van Gaal
Manchester United players have major reservations about the appointment of Jose Mourinho as the club’s next manager. The Special One is set to be named as Louis van Gaal’s successor this week, ending months of speculation linking him with the Old Trafford job. However, Sportsmail understands a number of senior players are unconvinced Mourinho is the right man for the ...
Read More »DHAGEYSO: BARNAAMIJKA CAYAARAHA E RADIO OGAAL Fm 99.7
Soo-saare: Abshir Maxamuud Maxamed Halkaan Hoos ka Dhageyso
Read More »Hadal Haynta Kulanka Xiisaha Badan Ee Real Madrid Vs Manchester City, Kooxdee Caawa Tikidka U Jaran Doonta Milano Oo Wehlin Doonta Atletico?
Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu ku soo dhaweyneysa kooxda Manchester City kulanka lugtii labaad ee Champions league wareegiisa afar dhamaadka xili ay labada koox kulankii hore ee Etihad ku soo kala bexeen barbaro gool la’aan ah. Kooxda mudada 27 ka jeer ah soo ciyaartay afar dhamaadka tartankaan ee Los Blancos ayaa qaabileysa kooxda markii ugu horeysay taariikhdeeda imaatay heerkaan ee ...
Read More »