Warakii Ugu Dambeeyay

SAWIRKA MAANTA

Sawiro:- Danjiraha Cusub ee Yaman oo Waraaqihiisa aqoonsiga looga Gudoomay Dalka Sucuudiga…….

IMG-20161207-WA0028

Danjiraha Cusub ee Dowlada  Somaliya dhawaan u magacaabay Dalka Yaman Danjire Cabdulaahi Xaashi Shuuriye ayaa Rasmi ahaan ah Nuqulka Waraaqaha Aqoonsiga ee Danjirenimo Ugudbiyey Wasiirku Xigeenka Arimaha Dibada Dalka Yaman Dr Mansuur Cali Bagaash. Hadaba Munaasabada Gudbinta Nuqulka Waraaqahaasi aqoonsiga danjirenimo oo ka dhacday Xafiiska Wasiirka Kuxigeenka arimaha Dibada Ee dalka Yaman uu ku leeyahay Magaalada Riyaad ayaa Waxa ay ...

Read More »

Ururka faanoole Human Rights oo sheegay in Jubaland ay ka dhaceen falal lid ku ah Xaquuqul insaanka

ka

Ururka Faanoole Human Rights oo ah Urur ka shaqeeya Arrimaha Xuquuqul insaanka ayaa markii ugu horeesay Shaaca ka qaaday,islamarkaana soo bandhigay arimo la xiriiro tacdiyo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya. Ururka ayaa shaaciyay in meelaha ugu badan ee tacadiga uu ka dhacay ay ka mid tahay deegaanada maamul gobaleedka jubaland. Karar Aadan Rukow oo ka mid ah saraakiisha ...

Read More »

Faallo:-Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?

4-9

Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan    Gudoomiyaha Gobolka Mudug?Guddoomiyaha Gobolka Mudug Magaciisa Oo Sadexan Waa Abdirashiiid Hashi Artan ,Waxa Uu Ku Dhashay kuna Soo Barbaaray Magaallda Muqdisho Ee Caasimada Dalka Dhanka Waxbarashada Waxa Uu Wax Ku bartay Dalka Gudahisa iyo Dibadiisa. Waxa Uuna ka Haysataa  Waxbarashadiisa Shahaada Degree-ga Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga iyo Sidookalena  Waxa Uu haystaa Master degree  Oo ...

Read More »

Dhageysi:-Sawirro Odayaasha iyo Culimada Galmudug iyo Puntland oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin

Kulankaan Oo ahaa Mid Aay Yesheen Odayaasha iyo Culimaa’udiinka   Labada Dhinac Ee  Galmudug iyo Putland Ayaa ka Dhacay Xadka kala Qeybiya Gaalkcyo Waxaana Uu Ku Saleesnaa  aSidii Xal Loogu Heli laahaa Xiisada Taakan Kulakaan Oo  Saxaafadu  Dibad joog ka ahayd ayaa wax uuSocoday Sacado Badan Waxaana Ugu Dambeytii laga soo Saaray Go’aano Muhiim ah kuwas Oo Aay Ku Gaareen Odayssha ...

Read More »

Daawo;-Sawirro’Ardaydii Ugu Badneed Oo ka Qalinjibisay Iskuul-ka Al-safa Ee Gaalkacyo:-

vlcsnap-2016-10-06-09h13m33s34

Munaasabadaan   Oo Aay  Soo Abaabuleen  Maamulka Iyo Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Al-Safa Ayaa Waxaa Ka Sooqeybgalay  Mas’uuliyiin Katirsan  gal-mudug iyo Qeybaha Kala duwan Ee Bulshada ku dhaqan Gobolka Mudug . Waxaana Ku Qalinjibaanaayay  ilaa iyo 38 arday Oo Ah  Dufcadii 1-aad  Oo Dhameysatay  Maadooyinka Aay kabarteen Iskuulkaasi Ee Saxaafada Iyo caafimaadka Halkaani Ka Daawo Sawirrada’’ Munaasabadaasi

Read More »

Gudoomiye Degmo Dadkiisi u xiiseen” Maxamed Yare “

Mohamed Ali Ahmed

MUQDISHO: Sanadkii 2011-kii Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya waxay sanadkaas Muqdisho Macsalaameenaysay Dagaalo Sanado badan soconayeen kuwaas oo ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed ALLAH ha u naxriisto dhamaantood, oo Maanta dalka iyo dadkaba u baahnaa ayna dagaaladaasi lahaayeem  Wajiya kala duwan oo aan jeclaysan in qoraalkayga Magacyada Wajiyadaas dagaal aan ku xuso xaalad Amni awgeed. Degmada Xamar ...

Read More »

DAAWO: Waxqabadkii Mudada Sanadka aheyd Ee Machadka Salaaxudiin Magaalada Muqdisho

21

  Machadka SALAAXUDIIN Waa Machaad La Aas-aasay 12-kii bishii May Sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2015ka. Ujeedka loo Aas-aasay Machadka ayaa ah Horumarinta Tignoolijiyada oo Baahin Weyn loo qabay iyo in Dalka loo Soo Saaro Arday Waxbarasho Wanaagsan ama qibrad ku filan leh, Aqoon-yahaano isku yimid ayaa lahaa hindisaha lagu yegleelay Machadkaan oo hada noqday mid lagu aflaxay kana qalinjabisay ...

Read More »

Daawo:- Gal-mudug Iyo putland Oo Tababar Ciidan Loo Soo Gaba Gabeeyay Daawo:- Sawirrada

ttttttttttttttt

Tababar Ciidan  Oo soconayay  Mudo Sadex  Cisho Ah Oo Looqabtay saraakiil Paliiska Ee Maamulada Gal-mudug Iyo Putland Oo  Laxariira Is kaashiga Dhanka Abniga Ayaa Maanta   Gaalkacyo lagu Soo Gabagabeeyay Tababarkaan Oo Muda  u socanaayay  Saraakiisha labada Dhinac  ee maamulada putland iyo gal-mudu g Ayagoona  ku Qaatay  Tababaro Laxariira Isku Dheelitirka Tayada Ciidanka Pooliska  Iyo Iskaashiga  Ciidanka paliiska Maamulada Putland Iyo ...

Read More »