Warakii Ugu Dambeeyay

SAWIRKA MAANTA

Dhageyso: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Sameeyay fal uu isku Casili Karo Madaxweyne Gaas

gaas iyo camey

Garowe:Maalmahaan waxaa jiray Khilaaf Siyaasadeed oo u Dhaxeeya Madaxweyneha Puntland Cabdiwali Gaas Madaxweyne Kuxigeenka Cabdixakiin Xaai Cumar Camey. Khilaafkaan ayaa sii xoogeestay Markii Ciidamo uu wato Gudoomiyihii Hore Gobolka Bari Cabdisamad Galan ay Duulaan ku yihiin Maamulka Cabdiwali Gaas. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar ayaa waxa uu Taageeray Cabdisamad Galan isagoo sheegay in uu Xaq u lee yahay in uu ...

Read More »

Daawo: Ninkii isgubay ee Kiciyey Kacdoonkii Carabta Maxuu Ku Nool Yahay, Yaasae Kula Taliyay Falka uu Sameeyay

eee

Kacdoonkii dunidda carabta ee sababtay in dalal badan oo Carbeed kacdoon shacab ka dhashaan oo xukunka laga tuuro kaligood taliyeyaal badan oo xukunka ku adkaa. Xusni Kalaya oo u dhashay dalka Tunisiya ayaa dab is qabadsiiyey oo naftiisa gubay,kadib markii noloshu ku adkaatay taasi oo isgubistiisaasu kicisay kacdoonkii Carabta,Mr Xusni ayaa sheegay in uu hadda ka qoomamaynayo in uu naftiisa ...

Read More »

Dhageyso: Wasiir Maareeye oo Difaacay Sharcigii ay Ansixiyeen Wasiirada oo Diinta islaamka ka hor imaanaya

maareeye

Dhawaan Ayay Ahedy Markii ay Golaha  Wasiirada Xukumda Soomaaliya ay ansixiyeen Shrci ay dad Badan Muran ka keeneen kaasi oo ay meel mariyeen 26kii Bishii May ee Sanadkaan. Culuma Soomaaliyeed oo Bayan Soo saaray ayaa waxa ay sheegeen Sharciga ay Meel    mariyeen Golaha Wasiirada ay yihiin kuwo ka hor imaanaya Diinta islaamka. Culumada ayaa tilmaamay in Shrciga ay ansixiyeen Wasiirada ...

Read More »

Nabadoon Lagu Eedeeyay In uu Iska Horkeenayo Beelo Walaalaah Oo Wada’daga Gobolka Mudug.

habar-gidir

Ayadoo  dhoormar aay soo laabatay arinta laxiirta isku dhaca beesha-nimcaale sacad oo degta degmada Bud Bud Iyo Af-barwaaqo Ayaa manta kulan aay ku yeesheen in dheer garad kasoo jeeda beeshaasi  waxaay  shir ku qabteen hotel mako gaalkacyo. Waxaayna  bayaan kasoo saareen  deegaameenta laga sameenayo degaanka af-barwaao ee gobolka mudug aay sheegeen in cabdulaahi guleed digsi Oo uu siiyay jufada uu ...

Read More »

Faadumo Soonqaad;-Waamaxay?

fffffffffffffffffff

Dadka Soomaaliyeed Oo Leh Dhaqamo Cajiib Ah  Oo Xaga Hidaha Iyo Nollashaba Ah Ayaa Waxaay yihiin Guwa Caan Ku Ah Is Guursiga Ku saleesan Dhaqanka, Laakiin Waxaa Moodaa In Waqtiyadii Dambe Taasi Gabi Ahaan Laga Tilaabay Oo Aay Soo Baxeen Dhaqamo Cusub Oo Dadka Kheybaha Aan La sheekeestay Aay Iga Warameen Waxaana Ka Mid Ah Guurka Loo yaqaano Faadumo Soonqaadka Faadumo ...

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Booqday Xabsi ku yaala Jasiirada Sicilia ee Dalka Talyaaniga (Sawirro)

13087546_534744856686148_1970389824383960363_n

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo Howllo Shaqo  u jooga Dalka Talyaaniga ayaa waxa  uu Booqday Xabsiga Weyn ee  Luciardone  ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma waxaana Halkaasi uu kula kulmay Saraakiisha Xabisagaasi maamusha iyagoona kawada hadlay sidii Wadashaqeyn iyo iskaashi  ay u yeelan lahaayeen labada dhinac .   Sidoo kale Saraakiishaasi  ayaa Gen ...

Read More »

Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Waxsoosaarkii Farsamada muddo 25 sano ka dib (Sawirro)

12931236_489216917928720_5338841074525120155_n

Hogaanka Warshadaha ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Bilaabay Burburkii Dowladii dhexe ka dib Sameynta Kuraasta ,Miiisaska iyo Qalabka kale ee loo isticmaalo Guryaha iyo Xafiisyada  maadama Ciidanka Asluubta uu Qeyb weyn kulahaa Waxsoosaarka kala Duwan ee Dalka .   Warshadan Sameneysa  Qalabka Guryaha iyo Xafiisyada ayaa Dib loo Howlgaliyey Waxaana ka Shaqeeya Shaqaallo ka tirsan Ciidanka Asluubta Islamarkaana Aqoon u ...

Read More »

Doorashooyinka Dalka jabuuti oo Maanta loo Dareeray.

download

Waxaa maanta dadka reer Jabuuti ay u dareereen doorashada guud ee waddankaasi, taasi oo ay ku loo lamayaan madaxweynaha talada haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhowr xubnood oo kale. Doorashooyinkan maanta loo dareeray ayaa waxa ay imanayaan xilli muddo todobaadya ah ay socdeen xiisado, iyadoo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, uu doonayo in markiisii afraad loo doorto xilka. Geelle ayaa waxa ...

Read More »

Wafdigii Beesha Caalamka oo Maanta ka Amba-baxay Garoowe.

IMG_4436

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka magaalada Garoowe ku sii sagootiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia ahna Guddoomiyaha Wasiirada Arrimaha Dibadda ee urur goboleedka IGAD Dr. Tedros Adhanom iyo waftigii uu hoggaaminayey. kadib markii ay maamulka puntland ku qanciyeen in ay qaataan nidaamka 4.5 oo xalay ay hishiis dowlada ay ku sheegtay ...

Read More »

Qaar ka mid ah Wariyayaasha Soomaaliyeed ee Yurub Deggan o London ku Kulmay

received_10209091177581638

Magaalada London ayaa lagu qabtay kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah wadamada ku yaala qaaradda Europe. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa shaqsiyaad magac ku dhex leh bahda Warbaahinta IYO bulshada Soomaaliyeed. Ulajeedada kulanka ayaa ku saabsaneyd sidii fikrado iyo tallooyin loogu biirin lahaa bahda Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee muranku ka ...

Read More »