Warakii Ugu Dambeeyay

SAWIRKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo Soo dhaweye Ogolan Shaha maamulka Puntland Ay Ogolatay Nidaamka 4.5.

download (6)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo dowladda Puntland u galeen horumarinta danta Soomaaliya. Madaxweynuhu wuxuu si diirran u soo dhoweynayaa oggolaanshaha ay dowladda Puntland ku oggolaatey qaabka doorashooyinka 2016 iyo wixii ka dambeeya. Sidoo kale qabyo-qoraalka heshiiska laga wada hadlay waa ...

Read More »

DHAGEYSO: Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Oo baaq u diray Ciidamada Maamulka konfur galbeed Soomaaliya.

TALIYAHA BOOLISKA

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo wili ku sugan magalada baydhabo ee gobolka baay waxa uu ciidamada maamulkaasi ugu baaqay in ay si wanagsan u ladhaqamaan shacabka ku nool magalada baydhabo ee gobolka baay, Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan waxa uu sidoo kale ciidamada kula dar’darmay in aysan qaad cunin xiliyada ay shaqada ...

Read More »

Daawo: Sida Xariga looga Jaray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso

xarig

Madaxweynaha  Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas”,Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Safiirada China iyo Talyaaniga ayaa si wada jir ah xariga uga jaray garoonka caalamiga ah ee Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso. Xarig jarka ayaa ka dhigan in maanta oo Jimce ah laga bilaabo uu si toos ah u furan yahay garoonku,wuxuuna noqonayaa garoonkii ugu horeeyay ee caalami ...

Read More »

Sawiro:-Banaanbaxii Ugu Dadka Badnaa oo Cadaado laga Dhigay Kaasi oo ku Saabsan…..

DSC06771

Magaalada Cadaado oo xarun u ah dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta culimada Ahlu Sunna waxa ay ka dhigen munaasibad balaaran oo lagu weyneynayo dhashada bisha mowliid oo bishii uu dhashay Nabigeena Suuban Maxamad (SCWS) Boqolaal katirsan Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa socdaal dheer kusoo maray qaarkamida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Cadaado waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka inta ay ...

Read More »

Ciidamada Turkiga oo Ciraaq gudaha u galay

hhhhhhhhhhhh

Turkiga ayaa boqollaal ka mid ah ciidamadiisa oo taangiyo ay wehliyaan u tallaabay dhanka dalka Ciraaq, gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kurdiyiinta. Waxaa la sheegayaa inay halkaasi u joogaan sidii ay u tababari lahaayeen xoogagga kurdiyiinta Peshmerga ee dagaalka kula jira daacish. Laakiin xukuumadda baqdaad ayaa tallaabadaasi ka carootay, waxayna ku tilmaamtay weerar aan la fasixin. Mareykanka dhankiisa waxa uu ...

Read More »

Aabaha Dhalay Neymar oo war Farxad u ah Man United sheegay.

neymar

Kooxada Kubada Cagta Manchester United ayaa War Wanaagsan waxa ay kaheshay Cayaaryahanka Naadiga Barcelona ee Neymar iyo aabihiis oo sheegay in Wiilkiisu u wareegi doono Naadiga dalka England. Aabaha dhalay Neymar ayaa sheegay in Wiilkiisu doonayo in uu isaga tago dalka Spain kadib markii lagu soo oogey dhawr dacwadood oo aan sharci ahayn sida lasheegay iyo markii loo qabsaday Canshuuro ...

Read More »

Ciyaariyahanada laga Cabsi qabo inay seegaan Kulanka El-Clasico

Messi

Kulanka Weyn ee El Clasico waxaa uu nagu soo hayaa fooda waxaana jira xiddigo badan oo labada koox u kala ciyaara oo qatar ugu jira iney seegaan. 21 November ayuu dhici doonaa kulanka Adduunka loogu jecelyahay ee El Clasico. Ninka sida aadka loo hadalhayo ee laga yaabo inuu seego kulankan waa Messi wallow uu sameynayo tababar buux uu ku cadeynayo ...

Read More »

Ciyariyahankii ugu qatarsanaa Rugbayga oo geeriyooday.

rugbaaay

Waxaa maanta Geeriyoodey Cayaaryahankii loo aqoonsaday in uu ahaa kii ugu fiicnaa Taariikhda Cayaarta loo yaqaan rugbyga kaas oo Lagu magacaabi jirey Jonah Lomu kaas oo u dhashay dalka New Zealand. Jonah Lomu,ayaa dalkiisa Waxa uu Saftay 63 Kulan isaga oo 2 jeer u qaaday koobka aduunka ee Cayaarta Ragbayga taas oo ah mid dunida laga xiiseeyo. Ninkaan ayaa ahaa 40 Jir Waxaaan ...

Read More »

Rekooradii laga diiwaan galiyay kulankii England iyo France.

ingriiska

Xulka kubada cagta England ayaa guul ka gaaray xulka France. Dalalkan ayuu dhexmaray kulan saaxibtinimo waxaana 2-0 ku adkaatay England oo garoonkeeda lagu ciyaarayay. Waxyaabaha taariikhda leh ee laga bartay guusha England waxaa kamid ah. -Wayne Rooney ayaa dhaliyay lix gool lixdii kulan ugu dambeeyay England uu ku ciyaaray Wembly. – Dele Alli ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay England oo ...

Read More »