Warakii Ugu Dambeeyay

WARARKA MAANTA

Ciidamo xoog kula wareegay xaruntii Doorashada Aqalka Hoos ee Kismaayo

Kismaayo

Kismaayo: Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay saaka la wareegeen xaruntii ay ka dhaceysay doorashada Aqalka Hoose, iyadoo ay socdaan wada hadalo la doonayo in ciidamada hubeysan ee xarunta la wareegay looga dhaadhiciyo inay ka baxaan. Madax ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay dadaalo ugu jiraan sidii ciidamada gadoodsan loogu qancin lahaa inay ...

Read More »

Faah Faahin: Dagaalo ka dhacay Gobolka Galgaduud

caabudwaaq1

Galgaduud: Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaaya dagaal culus oo xalay ilaa shalay ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Xeraale iyo sidoo kale Balanbale Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Dagaalka waxa uu u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo wada degan gobolka Galgaduud, waxaana la sheegaya in ay ku dhinteen 6 qof ,halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 15 qof sida ...

Read More »

Madaxda Galmudug iyo puntland oo Gaalkacyo Ku kulmaya

Gaas-Guuleed1

Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in wada hadalo u dhaxeeya Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Gaalkacyo, kaa soo xal buuxa looga gaarayo colaadii todobaadyadii la soo dhaafay ka jirtay galbeedka Gaalkacyo. Madaxda maamulada puntland iyo Galmudug ayaa shalay waxa ay gaareen magaalada Gaalkacyo, waxaana wada hadalada maanta ay yeelanayaan goob joog ka ...

Read More »

Daawo: Obama iyo Donald Trump oo kulan wada qaatay

3

Maraykanka: Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Maraykanka Brack Obama iyo Madaxweynaha la doortay ee xilka kala wareegi doona Donald Trump, ayaa markii ugu horreysay ku kulmay Aqalka Cad. Mr.Trump ayaa dhankiisa sheegay inuu jeclaan lahaa kulamo kale oo dheeraad ah inuu mustaqbalka la yeesho Madaxweyne Obama si uu khibradiisa ugu biiriyo inta uu xilka hayo Afarta Sano ee soo ...

Read More »

Dibadbaxyada ka Dhanka Ah Donald Trump oo Weli Socda

Maraykanka2

Maraykanka: Tobanaan kun oo qof oo ku nool New York illaa California ayaa maalintii saddexaad buuxiyey waddooyinka magaalooyinka waa weyn ee Mareykanka si ay uga dibadbaxaan doorashada madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka Donald Trump. Banaanbaxyada ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Portland ee gobollka Oregon ilaa Chicago, illaa New York. Goor dambe oo Khamiistii ahayd ayaa Trump ...

Read More »

Mareykanka” Duqeyntii aan ka fulinay Gaalkacyo Laguma Beegsan Shabaab

Maraykanka

Gaalkacyo: Saraakiisha Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeyntii ay ka fuliyeen duleedka magaalada Gaalkacyo 28-kii bishii September ay ku dileen maleeshiyo deegaanka, balse aanay Al-Shabaab aheyn. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in baaritaan horu dhac ah oo la sameeyay ay tahay in weerarkaas aan haba yaraatee lagu bartilmaameedsan Al-Shabaab. Baaritaano bilowday 4-tii bishii ...

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Maamulka G/Banaadir

Hirshabelle2

MUDISHO: Madaxweynaha maamulka  Hir-Shabeelle iyo xunaha Aqalka sare ee maamulkaas ayaa Maanta waxa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimacaale, ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin ka maamul ahaan inay Muqdisho soo gaaraan Mudanayaal ka socda Aqalka Sare oo matalaya Gobollada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan. Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle, Cali C/laahi Cosoble ayaa isna sheegay inay ka ...

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donald Trump

BC778FB3-C189-4B45-A7B3-1FAAC6F3C982_w250_r1_s

Maraykanka: Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaaray doorashooyinkii dhacay, sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP iyo warbaahinaha kale ee Maraykanka. Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka adkaaday musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton oo dad badan ay saadaalinayeen inay guuleysan doonto. ...

Read More »

Deg Deg: Donald Trump Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Mareykanka.

Donald Trump,

Maraykanka: Natiijooyinka ka soo baxaya doorashooyinka dalka Mareykanka ayaa sheegaya in madaxtinimada wadankaasi uu ku guulaystay Hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump. Donald Trump waxa uu helay codad gaaraya  276 Cod  , Halka Hillary Clinton ay heshay 218 cod. Oohin iyo murugo ayaa laga soo sheegayaa xarumaha ol olaha doorashada HILLARY CLINTON haweenayda uu qabo madaxweynihii hore ee Mareykanka una tartamaysa xisbiga ...

Read More »

Donald Trump oo Qarka u saaran inuu noqdo Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Mareykanka.

adcc4ef252974f3f9fe74ac7d885aaaf_18

Maraykanka: Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Natiijooyinka  Hor u dhaca ah oo ku aadan Doorashada Madaxweyne ee dalka Mareykanka. Natiijooyinka hor dhaca ah ee ka soo baxaya doorashooyinka dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Donald Trump uu qarka u saaranyahay inuu ku guulaystay xilka, maadaama Donald Trump uu heysto  245 Cod  , Halka Hillary Clinton ay heysato 215 cod. Oohin iyo ...

Read More »