Warakii Ugu Dambeeyay

WARARKA MAANTA

DHEGAYSO:- Xasan Sheekh”Soomaaliya Waxaa lagu leeyahey 5bilyan oo deyn ah

Xasan

MUQDISHO: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Soomaaliya Lagu leeyahey  lacag kabadan5 bilyan oo doolar,balse lacagtaas lama sheegin halka laga leeyahey . Xasan Sheekh ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uusan deyn qaadankarin ayna adagtahey in dalka uu helo maalgalin Waxa uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya in ladoonayo in labixiyo lacagtaas lagu leeyahey Soomaaliya oo labixiyo hadba qaar ,maadaama Soomaaliya uu yahey ...

Read More »

Deg Deg:- Ciidamada Galmudug oo Xoog ku soo Furtay Gabar Ajaanib ah oo lagu haystay Camaara

deg deg

Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug ayaa Xalay Howlgal ay ka fuliyeen Degaanka Camaara ee Gobolka Mudug,waxaa ay Xoog ku soo furteen Gabar Ajaanib ah oo Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ay ku haysteen Degaanka Camaara. Gabadha ay soo furteen Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug ayaa u dhalatay Wadanka Kenya,waxaana sidoo kale Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida ay gacanta ugu jirtay illaa 18 Bilood. Ciidamada ...

Read More »

Deg Deg: Jabuuti oo sheegtay Hadal Al Shabaab ka farxiyay, kana hor imaanaya Amniga Soomaaliya

War Deg Deg ah Tabiye

Muqdisho: Wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah isagoo ku hadlaayay afka xukuumada Jabuuti Maxamud Cali Yusuf waxa uu sheegay in dhaq dhaqaaqa Al-shabab ay u socoto naafeenta doorashada Soomaaliya ee bisha soo socota ka qabsoomi doonta wadanka iyagoona xoojinaya weeraradooda ka dhanka ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Maxamud Cali Yusuf oo wareysi siinayay Jariidada Horn Africa ayaa shaaca ka ...

Read More »

Magacyada Jilayaasha filimka K’naan ee ‘Mogadishu, Minnesota’ oo la shaaciyay.

5810d9f219d69

Filimka musalsalka ah ee la magac baxay  Mogadishu, Minnesota , uu soo saaray heesaaga  Soomaaliyeed ee K’naan Warsame oo dhawaan la jilayo ayaa jilayaasha filimkaasi dhigaayo  la magacaabay.  Soomaali iyo ajaanib badan ayaa ka qeyb galaya waxaana dadkii la magacaabay ka mid ahaa majaajiliistaha Soomaaliga ah ee Ingiriiska  ee Prince Abdi iyo sidoo kale haweeneyda caanka ah ee model ka ...

Read More »

Deg Deg Dab Xoogan oo qabsaday Diyaar ka duuli laheyd Garoonka Diyaaradaha

d1-1

Diyaarad nooca rakaabka qaada  ah oo ay leedahay Shirkada Diyaaradaha ee American Airlines ayaa dab qabsaday xili ay diyaaradu  ka duuleysay garoonka diyaaradaha O’Hare Airport ee magaalada Chicago . Diyaaradan oo nooceedu ahaa American Airlines Flight 383 ayaa siday rakaab gaadhaya 161, waxaayna diyaaradan kusii jeeday magaalada Miami gobolka Florida ee dalka Mareykanka. Duuliyaha diyaarada ayaa dareemay in cilad ay ...

Read More »

Duqa Muqdisho “Xasan Sheekh inuu Mar kale Guuleysto ayaa iiroon, Sababta Daawo waraysi?

Gud-Yuusuf-Madaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay inuu doonaayo mar kale kursiga talada inuu ku soo laabto Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Somaliya. Duqa Muqdisho oo ka qaybgalaayay Barnaamij looga hadlaayay waxqabadkiisa, oo ka baxay Tv-ga Somali Cable, ayaa mid ka mid ah ka qaybgalayaashii Barnaamijka wuxuu weydiiyay su’aal ku saabsaneyd in Xasan Sheekh ...

Read More »

Daawo: Qunsulka Itoobiya Garowe u fadhiya oo Sheegay War laga Naxay

aw-2

Garowe:Qunsulka Dowlada Itoobiya u fadhiya Garoowe  oo ka Hadlay Dagaalada ka dhacay Magaalda Gaalakacyo ayaa sheegay in markasta Puntland  laga gardarnaado islamarkaana aanay aqoonin gardareysi . “Waxan Halkan ka xaqiijinayaa Dagaal kasta oo dhaca in puntland looga gardaranyahay oo aanay aqoon gardarada iyada iyo shacabkeedaba” saas waxa yiri Wakiilka garoowe  u jooga dalkaasi Itoobiya. Mr, Asmalaash ayaa sheegay in ay ...

Read More »

Madaxweynaha puntland oo hor-tagay Xildhibaanada Baarlamaanka

Gaas

GAROOWE: Madaxweynaha Maamulka  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay kal fadhigi 38aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, isagoo halkaasi ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay. Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jawaabay su’aalo ay qaar ka mid ah baarlamanka Puntland weydiinayeen, kuwaasi oo ay ka midtahay miisaaniyadda, dib udhiska, Colaadda Gaalkacyo iyo arrimo ay ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalkii Xuutiyiinta ku rideen magaalada Makka

hadliye

  MUQDISHO: Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay gantaalkii habeenkii jimcaha ahaa ee Jabhada Xuutiyiinta Yemen ku rideen dhinaca magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku qornaa afka Carabiga ayaa waxaa walaac looga muujiyay xaaladaha halista ah ee ka jira yemen. “Waxaan cambaareyneynaa maleeshiyooyinka Xuuthiyiinta oo gantaal balaastiko ah ku ...

Read More »

FBI-da oo baaritaan labaad ku haysa Hillary Clinton

Democratic presidential candidate Hillary Clinton speaks at her first-in-the-nation presidential primary campaign rally, Tuesday, Feb. 9, 2016, in Hooksett, N.H. (AP Photo/Matt Rourke)

MARAYKANKA: Agaasimaha hay’adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay’addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub. Warqadda agaasimaha FBI-du u diray xubnaha Congress-ku may ahayn mid faahfaasan. Waxa keliya ee uu ku sheegay ayaa ahaa in emaillo cusb la helay kuwaas oo xidhiidh la ...

Read More »