Warakii Ugu Dambeeyay

Dhageysi:-Sawirro Odayaasha iyo Culimada Galmudug iyo Puntland oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin

2 4 5

Kulankaan Oo ahaa Mid Aay Yesheen Odayaasha iyo Culimaa’udiinka   Labada Dhinac Ee  Galmudug iyo Putland Ayaa ka Dhacay Xadka kala Qeybiya Gaalkcyo

Waxaana Uu Ku Saleesnaa  aSidii Xal Loogu Heli laahaa Xiisada Taakan

Kulakaan Oo  Saxaafadu  Dibad joog ka ahayd ayaa wax uuSocoday Sacado Badan

Waxaana Ugu Dambeytii laga soo Saaray Go’aano Muhiim ah kuwas Oo Aay Ku Gaareen Odayssha iyo Mashaa’iikhda  Galmudug iyo Putland

Odayaashab labada Dhinac ayaa Si wadajir ah ula’ hadlay Saxaafda gaalkcyo wax ayna ku Dhawaqeen Xabad Joojin Deg Deg ah oo Ka DhaqanGasho Gaalkacyo

Haalkan ka Dhageyso.Waxgaradka labada Dhinac Hadaladooda

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]