Warakii Ugu Dambeeyay

Faallo:-Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?

4-9

Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan    Gudoomiyaha Gobolka Mudug?Guddoomiyaha Gobolka Mudug Magaciisa Oo Sadexan Waa Abdirashiiid Hashi Artan ,Waxa Uu Ku Dhashay kuna Soo Barbaaray Magaallda Muqdisho Ee Caasimada Dalka Dhanka Waxbarashada Waxa Uu Wax Ku bartay Dalka Gudahisa iyo Dibadiisa.

Waxa Uuna ka Haysataa  Waxbarashadiisa Shahaada Degree-ga Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga iyo Sidookalena  Waxa Uu haystaa Master degree  Oo Ah Maamulka iyo Mashaaricda.Waxa Uuna ka Soo Baxay Jamacadaha kala ah 1)Indian Ocean 2) Mogdisho University Halka Dibadana Uukusoo Waxbartay  Maker ere University Ee Daka Uganda.

Dhaqanka Shaqada Waxa Uu sooqabtay  Shaqooyin Badan  WaxaUuna  kaooqabtay   Dalka  iyo Dibadiisa, isla’markaasna Waxa Uu  ka Soo Shaqeeyey shirkada kala duwan Sidoo kale Abdirashiid Waa Aas’aasayaashii  Macalimiintii u Horeeyey Ee Allaada Computer-ka Muda’ Dheer barayey Ardayda  Soomaaliyeed  Ee Machadka  Socomin iyo Unicom Computer

Education Business Administraton laga soo bilaabo 1997 ilaa 2006. Abdrashid Waxa uu ka mid ahaa barayasha Jaamacada Savana iyo Indian Ocean University gaar ahan kulyada Maamulka iyo Maareynta mashaaricda iyo Dowladnimada  Waxa Uuna Soo Saarey Arday Gaaareysa ilaa 3000 Oo Somali ah Muda’dii Uu macalinka Ahaa

sidookale Waa Aas’aasihii Midnimo Youth Association Kampala Ugand iyo Somali Youth Diplomacy Association Muqdisho Somalia 2013hanka Shaqsiyadiisa Waa Shaqsi Laabxaaran. Dabeecad Fiican.Dhiiran.Dulqaad Badan jacel In lawadaago fikirka saliimka ah. Garti badan ,Aadna Ufiiro Dheer

.Cabdi Rashiid Ma KaFtanbadno Laakiin Waa Ruux Sheeko Badan  Aadna Uu Dhoollo Cadeynbadan. Waqtigiisa Ugu Badan Waxa Uu galiyaa  Wax Uqabashada Bulshada inta badan Waxa Uu Ka Helaa Wax Aqrinta macluumaadka Dhianc Kaste   Hadaba Aqristiayaal Warbixintii Aan Ka Qornay Taariikhda Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Xaashi  Cartan Oo Kooban Waa Naga Inatas’ Waa Kuma Cabdi Rashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?

 Dhamaad

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]