Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo:- Gal-mudug Iyo putland Oo Tababar Ciidan Loo Soo Gaba Gabeeyay Daawo:- Sawirrada

2

Tababar Ciidan  Oo soconayay  Mudo Sadex  Cisho Ah Oo Looqabtay saraakiil Paliiska Ee Maamulada Gal-mudug Iyo Putland Oo  Laxariira Is kaashiga Dhanka Abniga Ayaa Maanta   Gaalkacyo lagu Soo Gabagabeeyay

Tababarkaan Oo Muda  u socanaayay  Saraakiisha labada Dhinac  ee maamulada putland iyo gal-mudu g Ayagoona  ku Qaatay  Tababaro Laxariira Isku Dheelitirka Tayada Ciidanka Pooliska  Iyo Iskaashiga  Ciidanka paliiska Maamulada Putland Iyo Gal-mudug

Waxaana tababarkaan bixinayay  quburo ka socota wasaarada arimada  dibada mareekankaWaxaana soo gudbiyay ps

Hadaba Halkaani Ka Daawo Sawirada

123456

Halkaani Ka Daawo;-

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]