Warakii Ugu Dambeeyay

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada Gudbiyay muushinka

Baarlamanka

Muqdisho:- Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa gudbiyay Muushin ku aadan in la fasaxo Xildhibaano gaaraya 5 Xildhibaan oo Madasha Wadatashiga Qaran ay amartay in dib loogu laabto.

Waxaa la sheegayaa in xildhibaanadaan ay gadaal ka riixayaan Muushin awood u siinaya Baarlamaanka Somaliya inay go’aan rasmi ah ka gaaraan Shantaasi Xildhibaan oo la sheegay inay kusoo baxeen qaad aan sharci aheyn islamarkaana aysan Doorashada ku noqon oo sidooda lagu fasaxo.

Xildhibaanada Mooshinkaan gudbiyay ayaa in tooda badan waxa ay ka soo jeedaan maamulka  Koonfur Galbeed Somaliya, kuwaasi oo ku doodaya inay sharci tahay Doorashada Xubnaha Shanta Xildhibaan ay horay u soo galeen.

Halkaan ka AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada Gudbiyay muushinka:-

Maxamed Huseen Isaaq

Maxamed Mursal Maxamuud Boorow

Axamed Xaaji Maxamed

Maxamed Ali Huseen

Abdi kariim Moalim Hasaan

Adan Ali Idiris

Mohamed Bakar

Abdullahi Abadi .

Yacquub Ali Mohamed

Daahir Cabdi Cabdullaahi

Khaliif Sheekh cabdullahi

Cusmaan Kibax Abrali

Sheekh Aadan Maxamed

Axmed Mayow Cabdulle

Axmed Xasan

Hassan Ali

Mohamed Ahmed Garweyne

Xasan Cabdullahi Siraaji

Ibrahim Isaaq Yarow

Mohamed Ahmed

Hassan Moalim Huseen

Maxamed Mursal

Shariif Sheekhunaa maye

Hamza Saciid Hmza

AbadiAziiz Hassan Mohamed

Mohamed Bona

Xuseen Maxamed

Maxamed macalim yaxye

Iman Cabdulaahi Ali

Zamzam Ibraahim

Fowziya Mohamed

Hani Abdullahi Adan

Raabaco Abdullahi Nuur

Maryan Macalim Isaaq

Haniifa Mohamed Ibraahim

Timiro Maxamed Cali

Deeqo Xuseen  Xasan

Nadiifo Aadan Isaaq

Macalim Aadan

Ali Abdi Osmaan

Aamina Hasan Ali

Jawaahir Abuukar Abdi

Axmed Abdixafiid Mohamed

Sandheera Maxamed Iftin

Idiris Abow

Safiyo Xasan Nuur

Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax

Ilyaas Cali Xasan

Sayid Cali C/qaadir

Xasan Cabdi Nuur

Cali Aadan Xuseen

Isaaq MaxAMED Maxamuud

Maxamuud Cali Maxamed

Cadow Ibraahim Dhabow

C/qaadir M Osobow

C/laahi Cali Maxamuud

Iftiin Xasan Imaan

Cali Osman Hirsi

Cabdi Cali Xasan

Sagaar Ibraahim Cabdalla

Cabdullaahi Cumar Abshirow

C/laahi Rooble

Maryan Aweys Jaamac

Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud

Sahro Xaaju Xuseen

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com