Warakii Ugu Dambeeyay

Aktarad Caan ah oo Sheegtay in Nafteeda halis ku jirto

Sida uu baahiyay wargayska Le Parisien, aktarada caanka ah ee Bollywoodka Mallika Sherawat, ayaa isbuucaan lagu jirdilay magaalada Paris.

Booliiska Faransiiska ayaa shaaciyay khamiistii in Mallika Sherawat, oo uu la socday saaxiibkeed kaas oo aan la sheegin magaciisa ay soo gaareen meel u dhaw Hotel-kii lagu weeraray isbuucyo ka hor Kiim Kaardshiyaan.

Maalikaa iyo saaxiibkeed ayaa la sheegay inay weerar kala kulmeen 3 nin kuwaas oo ku furay qaaca wax ka ilmeysiiya iyaga oo la sheegay inay jirdileen, laakiin lama oga sababta ka danbaysa weerarka inkasta oo loo badiyay inay doonayeen inay wax ka dhacaan.

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]