Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo:- Alshabaab” Doorashada Soomaaliya waa xulasho

cali

Muqdisho:- Afhayeenka guud ee ururka Alshabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) ayaa ka hadlay doorashada dalka isagoo ku tilmaamay doorashada ka dhacaysa dalka inay tahay mid ah xulasho.

Wareysi uu siiyay Shiikh Cali Dheere taleefishinka Aljazeera ayaa ku timaamay doorashooyinka dalka ka dhacaya inay yihiin Xulasho.

Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay waxa ay ugaga duwan yihiin dowlada maadaama Amiirada Alshabaab la soo xulo oo aan la dooran ayuu ku jawaabay; “Amiirada Alshabaab dariiq waafaqsan shareecada  Islaamka ayaa lagu soo doortaa waxaana uu Alle u sameeyay qawaanin iyo shuruuc cidda laga helo sifooyinkaa laguna doortaa.”ayuu sii raaciyay.

 Halkaan ka Daawo::::::

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com