Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo: Fanaaniinta Mursal Muuseiyo Hodan Cabdiraxmaan oo is Guursaday iyo Fanaanin Caan ah oo Hambalyo u Diray

tttKenya: Wararka ka imanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Fanaaniinta Mursal Muuse iyo Hodan Cabdiraxmaan ay isku Guursadeen Dalka Kenya.

Arooska ayaa la sheegay in laba isbuuc ka hor lagu dhigay Hotelka Grand royal,waxaana la sheegay in Arooskooda ay ka soo qeyb galeen dad aan fara badneen,

Fanaaniin ay ka mid tahay Idil Barkhad ayaa Barteeda Facebooka soo Dhigtay Hambalyo ay u direyso Hodan iyo Mursal.

Halkaan ka Daawo Muqaalka

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]