Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo:-Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiir Cusub

Farmaajo4

Muqdisho-Tabiye.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magcaabdey Soomaaliya.

David William Concor ayaa badalay Safiiradii hore ee Soomaaliya u qaabilsaneyd dowladda Britain.

David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Ingariiska, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha ay isku soo qaadeen in si dhab ah loo xoojiyo taageerada joogtada ah ee Soomaaliya ay siiyaan, dhowaanna la qaban doono shir looga hadlayo siyaasadda Soomaaliya.

waa safiirkii ugu horreeyey ee uu madaxweyne, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo warqadaha aqoonsiga ka guddoommo, safiirka dowladda Ingariiska Danjire David William Concar, waxaana looga guddoomay xafiiska madaxweynaha.

Madaxweyne

9-1024x684

6-1024x689

1

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]