Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo: Jennifer Lopez oo hal dhunkasho kaliya ku burburisay Nolasha Guurkeeda

Fanaanada Jennifer Lopez oo ka qeybgaleysay barnaamijka abaalmarinada fanaaniinta Latin Ameerika kasoo jeeda ayaa xili ay masraxa saarneyd dhunkasho la wadaagtay seygeedii hore fanaanka Marc Anthony oo ay is fureen sanadkii 2014, Balse dhunkashadan ayaa sababtay in uu burburo gurigigii iyo noloshii guurka cusub ee  Marc Anthony  maadama uu lahaa xaas kale , balse haatan laga soo saaray aqalka kadib dhunkashada uu la wadaagay Jennifer Lopez iyadoo xaaskiisa cusub Shannon De Lima  ku andacootay in ay qalad tahay inuu dhunkado naag uu horey u furay.

jj

Marc Anthony oo ay isqabeen Jennifer Lopez muddo 10 sano ah ayay kala tageen sanadkii 2014 ayagoo caruur isku dhalay , waxaana uu haatan lahaa xaaskaan cusub oo hada ku kacday.

2

Waxaa arrintani dhacday mar uu u hambalyeynaayay Jennifer Lopez oo qaadatay abaalmarin asigoo dhunkasho ku boobay balse ay taasi keentay in gurigiisii dhamaaba uuka burburo.

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]