Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo: Nimca Dareen iyo Axmedwali Furinle oo is Guursaday iyo Asma Love oo ka naxday

Hargeysa: Warar uu Helay Tabiyenews.com ayaa sheegaya in Fanaaniinta Caanka ah islamarkaana leh Taageero Badan  oo Kala ah Nimco Dareen iyo AxmedWali Furinle ay is guursadeen.

Fanaanada Nimca Dareen ayaa Barta ay ku lee dahay Facebkooga ku soo qortay Erayo ay ku muujineyso Arooska Cusub oo ay la gashay AxmedWali Furinle oo ka tirsan Kooxda Xidigaha Geeska iyo Sawir ay Dhexda isku Dhegan yihiin.

Qoralka ay Nimco Soo Qorta ayaa waxa uu u qornaa sida tan

Intaan Xayi u Noolahay
Laba Aan Xurmeyntiyo
Xiisaha Ka Taginoo
Caashaqana Xejaan Idhi
Xabiibi Axmedoow Adna Ila Xanaanee

nimca

Arooska Cusub ay galeen Furinle iyo Nimca  Dareen ayaa noqday Mid ka Yaabiyay Dhamaan Fanaaninta Soomaaliyeed Gar ahaan kuwa Xidiga Geeska.

Daawo Sawiradooda 

Xaaska Axmed Walu Furinle Asma love ayaa la sheefgay in ay Maqashay Arooska ay wada Galen Nimco Dareen iyo Saaxiibkeda Furinle waxaana la tilmaamay in ay ka naxday islamarkaana uu hada jiro Muran ka dhashay Arooska Qarsoodiga ah

sdd

Nimca Dareen ayaa Mudooyinkii Dame ku Sugneed Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Waxaa Aqristay: 1029

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]