Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo: Nin soo saaray Baaskiilka ugu Miisaanka culus Dunida

5

Ninkaan oo u dhashay dalka jarmalka kuna nool magaalada Kiel ayaa waxa uu jabiyay Iskoor cusub ka dib markii uu soo saaray Baaskiil lagu sheegay kan Dunida ugu culees iyo Miisaanka badan .

Ninkaan  waxa uu soo saaray Baaskiil culeeska Miisaankiisa lagu sheegay 1.080 kiilo Gram halka dhirirkiisana uu ka yahay 105 Mitir .

Waxa uu ninkaan xiliyada wadooyinka uu marayo waxaa aad uga daba yaaca dadka Shacabka ah waxa uuna caanka noqday warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Germany .

Halkaan ka Daawo Sawiro xiiso badan.

1 2 3 4 5 6

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]